Weerar sadex geesood ah oo ay sheegeen maamulka galmudug in lagu soo qaadey.

0
588

War-saxaafadeed kasoo baxay Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa lagu sheegtay in lagu soo Qaaday Weerarro Saddex geesood ah oo ka kala socda Magaalada Gaalkacyo, Godin-labe iyo Mir-cawleed, kuwaasoo at ku eedeeysay inay kusoo qaadeen Maamulka Puntland iyo Koox ay ugu yeereen Sufo.

AKHRISO; War-murtiyeedka Maanta kasoo baxay Maamul-goboleedka Galmudug;