Ciidammo ka tirsan kuwa Nabad-sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay inay albaabbada u laabeen Wargeyska Maalinlaha ah ee Xog-ogolaa, isla makaana Xabsiga u Taxaabeen Agaasimihii Wareyskaas, Cabdi Aadan Guuleed.
Madaxa Wargeyska Madaxa-bannaan ee Xog-ogaal, Maxamed Maxamuud Aadan ayaa u sheegay Ururka NUSOJ, in ciidammo ka tirsan NISA...
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay Gacanta ku dhigtay Diyaarad kuwa aan Duuliyaha lahayn ah oo ay ku Rakiban yihiin Kaamirooyinka wax lagu basaaso, taasoo shalay gellinki dambe ku soo dhacday deegaan 45-km Galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Diyaaradan oo ahayd nooca Drones-ka loo yaqaano...
Xaalad magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa maanta daggan, kaddib iska-horimaadyo kooban oo ka dhacay xalay iyo shalay, kuwaasoo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.
Deegaan dhanka galbeed kaga began magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dagaalamay shalay ciidammo kala taabacsan Galmudug iyo Puntland, iyadoo ay ku dhinteen laba qof...
Bravia waa hayad caafimaad oo ka jirta Mareykanka kana shaqeysa arimaha caafimaadka.
Hayada Bravia ayaa sidoo kale sare u qaada wacyigalinta kusaabsan arimaha caafimaadka gobolo badan oo dalkaa ah. Hayada Bravia ayaa khaas ahaan ka shaqeysa sare u qaadida wacyiga la xiriira amuuraha caafimaadka ee Soomaalida reer Mareykanka ah khaas...
Taliyaha ciidanka Puntland Jen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo ka hadlay Dagaallada ka socda Gaalkacyo, ayaa sheegay in ka maamul ahaan aanay cidna weerar ku ahayn, balse haddii lasoo weeraro gacmaha ma laabanayso ee way is-difaacaysaa.
Sidoo kale Taliyaha ayaa xusay in wax laga xumaado ay tahay in awood...
Shirka Haweenka Afrika oo ay soo qaban-qaabiyeen Guddiga Haweenka Baarlamanka Afrika oo ay shir-gudoomiye ka ahaayeen Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Afrika, Safiya Cilmi Jabril iyo Gudoomyaha Guddiga Haweenka ee Pan African, Aishata Xaydara ayaa waxaa ka qaybgalay Haween isugu jiray Xildhibaanno iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah oo ka...
Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaliilihii iyo eeddii ka timid Xaaskiisa, ayaa yiri ''Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada''.
Isagoo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa waxa uu yiri, ''Ma garanayo xisbiga ay xaaskeyga ka tirsan tahay balse waxaan ogahay inay ka tirsan tahay jikadeyda, fadhigeyga...
Ilhaan Omar oo ah gabar Soomaaliyeed oo Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga ugu soo baxay Ttartankii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Gobolka Minnesota, isla markaana u taagan dhamaystirka doorashada ama wareegii labaad ee doorashada oo dhacaysa Bisha November ee sanadkan 2016 ayaa waxa ay soo gaarta magaalada Columbus Ohio.
Ujeeddada Socdaalka Ilhan waxa...
Saddex nin oo caddaan ah oo qarax la damacsanaa dhisme dad badan oo Soomaali ah ay kunool yihiin Kansas Mareykanka ayaa waxaa soo xiray hayada sirdoonka Mareykanka ee FBI.
Waxaa sidoo kale la sheegay in raggaasi haysteen walxaha qarxa isla markaa lasoo xiray. Waxay damacsanaayeen in qaraxaa ay geystaan bisha...

















