Ugu yaraan 31 qof ayaa ku geeriyooday qarax xoogan oo ka dhacay goob suuq ah oo ku taala dalka Nigaria ,iyadoo qaraxan ay fuliyeen labo dumar ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay milatariga Nigeria.
“Labo qof oo Dumar ah ayaa isku qarxiyay...
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa laamaha sirdoonka amray in la baaro weerarro dhanka Internetka ah oo Washington lagu soo qaaday intii lagu guda-jiray doorashadii madaxtinimo ee la soo gaba-gabeeyay.
Wargaysyada kala ah New York Times iyo Washington post ayaa amarka madaxweynaha kadib sheegay in Ruushka uu Donald Trump ka caawiyay...
Hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Ghana, Nana Akufo Addo ayaa ku Guuleystay Doorashadii Madaxweynenimo ee ka dhacday Dalkaas. waxayna ahayd Doorashadu mid Adag oo aad la isugu dhawaa.
Kaddib, markii natiijada doorashadda lagu dhawaaqay ayaa tageerayasha Mr Akufo-Addo waxay isugu soo baxeen Waddooyinka Caasimadda Ghana ee Accra si ay u dabaal-degaan guusha.
Sidoo...
In ka badan 1000 qoys ayaa raashin iyo biyo loogu qaybiyey degaano kala duwan oo ka mid ah degmada Xudun ee gobolka Sool.
Deeqdan oo isugu jirtey Bariis, Daqiiq, Saliid, Timir iyo agabyo kale ayaa waxaa dadka abaaruhu saameeyeen ugu deeqay hay'adda Revival Of Islamic Heritage Society oo laga leeyahay...
Magaalada Jowhar ayaa subaxnimadii hore ee saakay lagu qabtay doorashada labo kursi oo muran badan uu ka jiray, kaddib markii xubno ka tirsan guddiga doorashada heer dowlad goboleed hab qarsoodi ah oo aan laga sii warqabin u qabteen doorashadan oo mid ka mid ah uu ku soo baxay wasiir...
Waxaa lagu waddaa in maanta ay dib uga bilaabato magaalada Muqdisho doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobollada W/qooyi oo labadii cisho ee la soo dhaafay hakad ku jiray. kaddib go'aan ka soo baxay shirkii madasha-wadda-tashiga.
Doorahsada xubnaha aqalka hoose ee gobollada W/qooyi oo si gaabis ah ku soctay, ayaa todobaadyadii...
Maamulka K/galbeed ayaa ciidamo dheeraad ah ku xoojiyay saldhigyada deegaanka Goofgaduud ee dulleedka magaalada Baydhabo oo dhawaan ay ka dhaceen dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab.
Ciidammo booliis ah oo aad u hubeysan ayaa la geeyay deegaanka kuwaa oo qeyb ka noqonaya howlgalada ka...
Maanta oo taariikhdu tahay 10ka Diseembar ayaa waxaa caalamka oo dhan looga dabbaal dagayaa dadaalada xaquuqul insaanka ee caalamiga ah.
Maanta oo kale sanad walba ayaa waxaa loo asteeyay xaquuqul insaanka iyo in dib loo eego wixii tacaddiyo ah oo ka dhan ah iyo wixii dadaalo ah.
Dalka Kenya booliska ayaa...
Madaxweynihii Gambia ee dhawaan qiray in doorashada looga adkaaday Yahye Jammeh ayaa diiday mar kale inuu xilka wareejiyo.
Dhawaan ayay ahayd markii uu qiray inuu aqbalay in doorashada looga adkaaday oo murashaxii mucaaradka Adama Barrow uu doorashada uga codad batay.
Shalay ayuu talefishinka qaranka ee Gambia ka sheegay inuusan xilka wareejinayn....
Sawirka maanta aan idiin soo gudbineyno ayaa tilmaamaya Geed weyn oo la harsan jirey hase yeeshee markii Musuq maasuq biyo looga dhigey qalaley oo caleentii quruxdii iyo hooskii uu lahaan jirey ay wada lumeen isla markaasna uu wali waraabki musuqa lagu wado.
Ma jiraan cid ka hadleysa oo arintan lagala...

















