NANA AKUFO hugaamiyaha mucaaradka dalka GHANA oo doorashada ku guuleystey.

0
527
New Patriotic Party (NPP) leader Nana Akufo-Addo speaks during a meeting to contest the presidential election results, at Kwame Nkrumah Circle in Accra December 11, 2012. REUTERS/Luc Gnago

Hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Ghana, Nana Akufo Addo ayaa ku Guuleystay Doorashadii Madaxweynenimo ee ka dhacday Dalkaas. waxayna ahayd Doorashadu mid Adag oo aad la isugu dhawaa.

Kaddib, markii natiijada doorashadda lagu dhawaaqay ayaa tageerayasha Mr Akufo-Addo waxay isugu soo baxeen Waddooyinka Caasimadda Ghana ee Accra si ay u dabaal-degaan guusha.

 

ghana

Sidoo kale, Madaxweynaha la doortay Akufo-Addo ayaa Ballan-qaaday inuu Waxbarasho lacag la’aan ah oo dugsiyada Sare ah iyo Warshado faro badan ka Hir-gelin doono Dalkaas. Balse Dadka wax naqdiya ayaa su’aal ka keenay Hamigiisa cusub.

Ugu dambeyn, Dalka Ghana waxay muddo badan ahaa waddan dimuqraaddi ah oo xisbiyo badan ay ka dhisan yihiin, iyadoo doorashadan ay ahayd middii ugu adkeyd ee sannadihii u dambeeyay ka dhacda dalkaas.

warsom2011@gmail.com

hormuud-logosalaam-bankbeccotabaarak