Monday, June 29, 2026
Hay’adda nabad-galyada dalka Kenya digay wararro argagixiso oo ay geystaan dalkeeda Al-shabaab, gaar ahaan magaalooyinka dhaca gobolka waqooyi Bari. Kenya waxaa ay sheegtay in bilooyinkii la soo dhaafay ay ka hortaggeen weerarro dhowr ah kaddib markii ay xog badan soo gudbiyen hay’addaha ammaanka. Dowladda ayaa sheegtay in ay jirto cabsi ku...
Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo la xiriira qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimmo iska soo horjeeda oo xalay loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka oo maanta ayuu qorshuhu ahaa in uu hortago guddoomayaha xilka ka degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo u idman la shaqeynta iyo inuu iskaashi toos ah la sameeyo guddi kale oo Qaramada Midoobey oo dib laga faafin doono si loo horumariyo istiraatiijiyadaha suuragalka ay tahay inay u gogol xaarto raadraacidda...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday "in uu awood" adeegsan doono marka uu jawaabta ka bixinayo weerarka kiimikada ah ee la sheegay in in uu ka dhacay dalka Suuriya, iyada oo reer galbeedku ay ka baaraan dagayaan jawaabta ay ka bixin lahaayeen arrintaas. "Waxaan noo bannaan qaabab badan oo milatari,"...
 Inta la xaqiijinayo ugu yaraan 7 ruux ayaa lagu dilay tiro ka badan 10 ruuxna dhaacwayo kala duwan ayaa ka soo gaaray dagaal culus oo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaan hoostaga degmada Maxaas. Inta badan dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa lagu sheegay in ay ka kala tirsanaayeen maleeshiyaadkii iska...
  Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ee maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in diyaarado kuwa aan duuliyaha laheyn duqeyn ka geysteen deegaan ay ku xoog badan yihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta degmada Qandala. Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyntan ay ka dhacday Tuulo lagu magacaabo Dhaadaar oo ka...
Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ayaa mar kale xukun dil ah ku riday Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxammed oo horay dil ugu soo xukuntay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka Sida. Ex, G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed ayaa 18-kii bishii Janaayo ee sanadkan gudaha Dekadda Muqdisho ku dhex dilay taliye...
jaaliyada toronto Waxaa malinta Sabtida ee taariikhdu aheyd April 7, 2018, lagu qabtay Iskuulka Kipling Collegiate Institute ee ku yaalla magaalada Toronto shir balaaran oo ay kasoo qayb galeen dad ku dhow 600 qof ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda. Shirkaas oo ay soo abaabuleen guddi ka kooban...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhaw xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u akhriyay warqad is casilaad ah oo ka timid guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Xildhibaannada oo maanta u balansanaa in ay ka doodaan mooshinka ka dhanka ahaa guddoomiyaha ayaa mar kaliya ka war helay qoraalka...
War goor dhaw soo gaaray Warbaahinta Warsom ayaa sheegaya in uu mar kale dib u dhac ku yimid kulan lagu waday in maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeelan lahaayeen xildhibaanka Baarlamaanka. Warkan oo soo baxay daqiiqado ka hor ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamaanka oo isku diyaarinaya kulankan lagu war-galiyay in...