Guddoomiyihii Golaha Shacanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si rasmi ah maanta oo Khamiis ah iscasilaadiisa ka hor sheegay xildhibaannada Golaha Shacabka kaddib khudbad uu ka hor jeediyay Golaha,
Akhriso Qoraalka khudbadii Jawaari
warsom2011@gmail.com
Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka Soomaaliya waxaa maanta lagu qabanayaa Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay Aas aaska Ciidamada xoogga dalka oo la dhisay 12 April 1960kii
Diyaar-garoowga munaasabadda ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay.
Ciidamada xoogga dalka ayaa la filayaa inay munaasabadda maanta ka dhaceysa...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Gargash ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay abuurtay xiisad aan loo baaheyn, kaddib markii axadii la soo dhaafay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho lagu qabtay mid ka mid ah diyaaradaha Imaaraadka Carabta oo siday lacago mallaayiin doollar ah.
Waxaa uu ku eedeeyay dowladda hada jirta inay...
Guddoomiyaha xilka laga casilay ee Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta markii ugu horeysay tan iyo wixii ka danbeeyay khilaafkii siyaasadeed ee soo kala dhax-galay golayaasha dowladda ka soo hor muuqanaya fadhiga Baarlamaanka isaga oo wada jir xildhibaannada khudbad ugu jeedin doona.
Maalintii shalay ayuu dib u dhacay...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Carlo Campanile, isaga oo ka guddoomay dhambaal casuumaad ah.
Intii kulanka lagu gudajiray waxaa looga hadlay xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga, iyadoo yadoo loo marayo istratijiyad siyaasadeed, nabadgelyo iyo dhaqaale si...
Iyadoo maanta uu dib u dhacay ku yimid kulankii khudbad jeedinta guddoomiye Jawaari ee Golaha Shacabka ayaa warar soo baxaya sheegayaan in maalinta berri ah la qaban doono fadhiga Golaha,
Xildhibaannada Baarlamaanka qaarkood oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in maalinta berri oo ku beegan 12ka bisha April guddoomiye...
Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Cabdicasiis Xildhibaan oo la xiriiray Warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay weerar maalmihii ugu danbeeyay leysla dhaxmarayay oo ka hadlaya in ay jiraan haween Soomaaliyeed oo cirbado ku mudaya darawalada ku shaqeysta gadiidka yaryar ee Mooto Bajaajka.
Warka ka soo baxay Wasaaradda Amniga ayaa u...
Soomaaliya iyo todoba dal kale ayaa la filayaa in ay ka faa’iideystaan $ 5.2 milyan oo doolar oo ka imanaysa dowladda Japan si ay u taageeraan mashaariicda ay fulinayso Hay’adda QM ee Horumarinta Warshadaha (UNIDO).
Dalalka loogu tala galay in ay ka faaidaystaan Lacagtaan ayaa kala ah Itoobiya, Ciraaq, Jordan,...
Sarkaal u hadlay wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo lagu magacaabo Cali Cabdullaahi ayaa faah faahin ka bixiyay dadka la nool xanuunka HIV AIDS-ka ku sugan Magaalada Kismaayo.
Sarkaalkan ka tirsan Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, ayaa wuxuu sheegay in sidoo kale ay jiraan dad kale oo xanuukaan la nool, kuwaasi oo ku sugan...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya oo hoostagga wasaaradda gaashaandhigga.
Wasiirka wuxuu sheegay ciidamadaasi maalmaha soo socda dowladda inay la soo wareegi doonto, gaar ahaan 12-ka April oo ku beegan xuska...

















