Monday, June 29, 2026
Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay saq dhexe xiray wadooyinka waa-weyn ee magaalada Muqdisho, maadaama maanta lagu balansan yahay kulanka Baarlamaanka. Sida ay Warbaahinta Warsom u sheegeen qaar ka mid ah dadkii ku lugeeyay qeybo ka mid ah magaalada waxaa lagu arkayaan ciidamo aad u hubeysan oo dadka iyo...
Waxaa xarunta Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka lagu gudoonsiiyey Shahaadada Xisbinnimo seddax Xisbi siyaasadeed oo soo buuxiyey sharuudaha ka mid noqoshada xisbiyada siyaasadeed. Furitaanka xafladda waxaa Aayadaha Qur'aanka Ku Furey Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Dimuquraadiyada Salaad Cali Jeelle,Sidoo kale Waxaa hadalo soo dhaweyn iyo ujeedada kulanka ka soo jeediyey...
Iyadoo maalmihii aynu soo dhaafnay dadka iyo gaadiidleyduba dhibaato weyn ku qabeen xirnaashaha jidadka magaaalada Muqdisho ayaa waxaa soo ifbaxdaya yidiilo ay muujinayaan dadweynaha iyo gaadiidleyda intaba kaddib markii la qaaday ciidamadii ku sugnaa Isgoysyada magaalada Muqdisho dibna loo furay dhamaanba jidadkii u xirnaa Amaanka dartii. Qaar ka mid ah...
Inta la xaqiijinayo Saddex ruux ayaa ku dhimatay tiro ka badan 20 ruuxna waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii nin gaari xawli ku socda wata jiirsiiyay magaalada Muenster ee galbeedka dalka Jarmalka dad maqaaxi ku sugnaa. Saddexda ruux ee dhimatay ayaa mid ka mid ah waxa uu yahay darawalkii waday...
Waxaa guud ahaanba laga saaray fariisimihii ay ku lahaayeen bartamaha magaalada Muqdisho ciidamadii xasilinta ee bilihii ugu danbeeyayba ku sugnaa isgoysyada magaalada, waxaana badalaya ciidamada oo fariisimahoodii la wareegaya ciidamo Booliis ah. Lama oga sababta keentay in laga raro ciidamada xasilinta oo isugu jirey ciidamo milatari ah iyo kuwo nabad-sugid...
Waxaa muuqanaya in hadda  baadi goob loogu jiro sidii loo qaboojin lahaa xiisad siyaasadeed todobaadyadii ugu danbeeyayba ka dhax aloosneyd xildhibaannada   Golaha Shacabka  kaddib guddiyo shalay loo saaray xal u helida khilaafka. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tan iyo xalay kulamo kala duwan waxaa uu la lahaa guddiyo...
Waxaa dib u dhac ku yimid kulan maanta oo Sabti ah lagu waday in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka, kaddib markii waqti danbe ee xalay laamaha Amniga lagu wargaliyay in ay u diyaar-garoobaan kulanka golaha Shacabka islamarkaana sugaan Amniga. Laakiin warar xili hore ee saakay soo baxay ayaa lagu war-galiyay...
  Eheladii Halgamaagii Sayid Cabdala Xasan ayaa magaaladda Hargeysa u yimid sidii Madaxweynaha Somaliland ugu gudbin lahaayeen dacwad ka dhan ah wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo lagu haysto buug uu ka qoray Sayidka taas oo ay ku tilmaamay inuu ahaa mid gafaf waaweyn laga gallay. Eheladda Qoyska Sayidka ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada wadan ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii dowladda u sii dardar gelin laheyd taageerada ay baarlamaanka Soomaaliya siiso. Sidoo kale kulanka waxaa ku sugnaa...
Dadaallo lagu xalinayo dhinacyada iska soo horjeeda Beerlamaanka Soomaaliya ayaa ka soconaya xarunta Villa Hargeysa. Kulan ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacaba ayaa baaqday, lamana oga , sababta uu baaqday kulanka oo xalay la qorsheeyay in uu maanta qabsoomo,. Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiye Jawaari uu soo magacaabay Guddi ka...