Tuesday, September 1, 2026
Heshiis dhaxmaray dowladda Soomaaliya iyo hay’adda duulimaadyada caalamiga ah ICAO ayaa leysku afgartay in Soomaaliya lagu wareejiyo maamulka hawada. Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ka soconayay dhismaha qeyb ka mid ah qalabka lagu kootaroolayo hawadda Soomaaliya oo durbaba dhismihiisa la bilaabay. Wasiirka wasaarrada gadiidka...
Ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Baardheere ayaa lagu soo waramayaa in ay halkaasi isaga baxeen, ayagoo u jiheystay dhanka degmada Ceelwaaq iyo deegaanada kale ee ku xeeran soohdinta u dhexeeysa Kenya iyo Soomaaliya ee dhanka gobolka Gedo. Gudoomiye...
Maamulka Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal lagu baahiyay baraha bulshadu kuwada xiriiraan kaa oo ku saabsanaa in Galmudug taageertay go’aanka wadamada Khaliijka ee ka dhanka ah Qatar. C/raxmaan Jaamac Afrax wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta maamulka Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in qoraalkaasi uusan aheyn mid ka soo...
Madaxweynaha dalka Uganda YuweriMuseveni ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhan ka ah Ururka Al-shabaab kaddib kulan uu magaalada New York kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain Boris Johnson. Labada Mas’uul waxay magaalladda New York kaga qeyb galayaan Shirweynaha 72-aad ee Golaha Guud ee QM oo shalay...
Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof. Dhul-gariirka ayaa sababay inay burburaan dhismayaal kala duwan oo ku yaalla caasimadda dalkaas, haatanna...
Qoraal lagu daababay bogga Qaramada Midoobay, kaas oo ku taariikhaysan 07 September 2017, kana soo baxday xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagaga hadlay illaa afar dal oo lagu leeyahay lacag oo ay ku jirto Soomaaliya. Qoraalka ayaa lagu soo xigtay qodobka 19aad oo dhigaya in dalalka lagu yeesho...
Nin lagu magacaabo Sheekh Cabdiwali Sheekh Cali Calimi Yare oo lagu eedeeyay in Sawir uu baahiyay uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed SCW ayaa beeniyay eedeynta loo soo jeediyay. Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay BBC in marnaba Sawirka qof kale uusan ku sheegin Nabi Maxamed SCW, laakiin waxaa uu...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaanni ayaa ka hadlay war si khalad ah uga baxay idaacadda BBC-da oo ay raali galin ka bixiyeen. Wasiirka ayaa sheegay inkastoo ay raaligalin ka bixisay warkaasi khaldan ee ay baahisay hadana waxa uu arrintaasi ku tilmaamay mid si ula kac ah u sameeyeen qaar...
Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hortimid, islamarkaana dalbatay in sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga loo horkeeno nin u gafay Nabi Maxamed NNKH oo lagu magacaabo Cabdiwali Cali Cilmi Yare. Tallaabada uu ku kacay shaqsigan oo la sheegay in uu ku nool yahay Gaalkcayo ayeey culimadu ku tilmaameen mid...
 Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi oo jeedisay khudbaddeedii ugu horeeysay ayaa sheegtay in ay aad uga xuntahay dhammaan dadka ay waxyeelada kasoo gaartay colaadaha ka aloosan gobolka Rakhine ee sababtay in Muslimiin badan ka qaxaan gobolkaasi. “Waxaan ka wallaacsannahay in aan maqalno tirada Muslimiinta ka cararay deegaankooda ee u...