Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir mudo saddex maalmood ah uga socday taliska ciidamada booliiska dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobolleedyada dalka oo looga arinsanaya hanaanka dhismaha ciidamo booliiska oo isku dhaf ah.
Shirka ayaa ugu danbeyntii laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen
1 :...
Kaddib qoraal uu soo saaray madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo taageeray mowqifka wadamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka dhanka ah Qatar, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxay qoraal loogu soo horjeedo mowqifkaa hore ee ka soo baxay madaxweyne Xaaf.
Shir jaraa'id oo ay wada jir ugu qabteen...
Hay'adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso dhibaatada ay wajahaan qaxootiga Itoobiya ee ku sugan dalalka Bariga Afrika.
Hay'adda ayaa sheegtay in dhibaatooyiin ay la kulmaan qaxootiga, qaarkoodna loo gacan geliyo dowladda Itoobiya oo raadineyso dadka mucaaradka ku ah.
Warka waxaa lagu...
Ilaa 200 oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa lagu xiray gobolka Koonfurta ku yaala dalka Yemen ee Hadhramaut sida laga soo xigtay booliiska gobolka.
Saraakiisha booliiska ayaa sheegay in ay ay qabteen 200 oo qaxooti Soomaaliyeed ah, kuwasi oo ku socday hab sharci daro ah islamarkaana aan wadan dukumintiyo sharciyeysan.
Dadkan qaxootiga ah oo ay...
Labadda xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa iskaga baxay shir u socday saxaafadda iyo guddida doorashooyinka oo lagaga hadlayey sidii loo samayn lahaa guddida ilaalinta anshaxa iyo dabagalka wararka doorashooyinka, taas oo haddii war khaldan la tabiyo halis galin karta qaranka oo dhan.
Sidoo kale, waxay dalbadeen in madaxweynuhu...
Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga digay Xildhibaanada safarada ugu anbabaxa dalka dibediisa iyadoo uusan guddoonku ka warqabin.
Guddoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Safarada badan ee xildhibaannada ay caqabad weyn ku noqotay kulamada baarlamaanka ee caadiga ah, isla markaana illaa boqol Xildhibaano ay safaro ugu maqan yihiin...
Madaxweynaha waddanka Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa khudbad uu ka jeediyay gollaha guud ee QM waxaa uu si xooggan ugu cambaareeyay dhaleecaynta uu dalkiisa kala kulmay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Ruuxaani ayaa sheegay in hadalkii weerarka ahaa ee ku jiray khudbaddii uu Trump goor hore ka jeediyay Qaramada Midoobay uu ahaa...
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegaya in maanta magaalada Beledweyne uu ku wajahan yahay madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan gollayaasha Hirshabeelle.
Madaxweyne Waare ayaa lagu wadaa in magaalada Beledweyne uu kulamo kala duwan kula yeesho...
Maamulka Galmudug ayaa taageeray go’aanka xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ka dhanka ah dowladda Qatar, iyaga oo ka soo horjeestay go'aanka xukuumada Soomaaliya ay arintan ka qaadatay.
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo warkan lagu cadeeyay ayaa sidoo kale...
Kulan gaar ah oo ka dhacday magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay dhibaatada ay reebtay iyo saameynta ka dhalatay Abaartii ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.
Kulanka oo ay ka qeybgalleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa dadka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen qaarkood loogu deeqey...

















