Waxaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ku soo idlaaday shirkii baarlamannada wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo Saddex maalmood ka socday halkaasi.
Dhinaca Soomaaliya shirkan waxaa ku matalayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad iyo xildhibaanno la socday.
Wax yaabaha shirkan looga hadlay waxaa ka...
SHantii Maalmood ee Jaadka Hawadaaygu ka Maqnaa Somaliland oo Hoos u dhac ku Yimid Qiimaha Doolarka.
Shantii maalmood ee u dambeeyey waxa Somaliland laga dareemayey hoos u dhac uu samayanyey dollarka, taas oo loo sababeynayo maqnaashaha jaadkii lacagta badan ku bixi jiray ee wadanka Itoobiya u gudbi jiray.
Gudoomiyaha sarifleyaasha Somaliland Axmed Xasan Awliyo ayaa sheegay in hoos u dhaca ku yimid doolarkii ay sababteeda leedahay...
Maamul gobolleedka Puntland ayaa xabsiga ka sii daayay dhalinyaro Soomaaliyeed markii hore loo heystay danbiyo la xiriira Al-shabaab, hasse ahaatee markii danbe la ogaaday in ay ahaayeen Tahriibayaal.
Dhalinyaradan la sii daayay oo gaarayay 14 ruux ayaa la sheegay in ay ka soo kala jeedaan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaana...
Xog-hayaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u gudbiyeen guddoonka mooshin ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya oo ka dhan ah go’aankii ay ka qaadatay arintan Qalbi Dhagax.
Xog-hayaha ayaa sheegay in arintaa ay ku...
Shirka gollaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah uga furmi doona xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in uu khubadiisii ugu horeysay ka jeediyo shirka sanadlaha ah ee golaha fuud ee Qaramada Midoobey.
Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad...
Wararka ka imanaya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay ay halkaa ka dhaeen rabshado raad ku reebay Soomaalida ku ganacsatada magaalada.
Rabshadahan ayaa yimid kaddib markii Taksileyda Cape Town ka dhex shaqaysa iyo Shirkadaha kale ee Taxi Service-ka gaar ahaan Uber ay soo abaabuleen Dibadbax.
Waxaa...
Ra’iisul xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka anbabaxay magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb geli doona shirka 72aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey, ee ka furmaya xarunta UN-ka ee...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddiga ka kooban 15 xubnood oo baaritaan ku sameyn doona Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax iyo go’aankii ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya.
Guddigaan ayaa ka shaqeyn doono sidii warbixin buuxda loogu keeni lahaa golaha shacabka isla markaana baaris dheer oo...
Haweenay reer Jabuuti ah ayaa sheegtay in lagala degay gaadhi ay la socotay wakhti ay maraysay deegaanka Oromadda, taas oo soomaalinimo darteed dhibaatooyin wejigeedda ka muuqda loo gaystay.
Caasha Ciise waxay ka mid ah dad safar ahaa oo la socday gaadiid, kuwaas oo Soomaalinimo darteed loogala degay gaadhigii ay la...
Maamulka Koonfur galbeed ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa qoraal uu soo saaray ku taageeray isbaheysiga Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada khaliijka in aan laga tixgelin, islamarkaana lagala tashan.
War saxaafadeed ku qornaa Luuqada English oo ka soo...

















