Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku soo diray dalal kale oo hore leh amarkii uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah wadamada Islaamka, isaga oo hadda ka dhigay sideed wadan.
Lixda wadan ee horay xayiraada dhanka safararka ah loo saaray ayaa waxa ay kala...
Kulan magaalada Cadaado ay ku yeesheen xubnaha gollaha wasiirada maamul gobolleedka Galmudug ayaa looga wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamulka.
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyay wax yaabihii ka soo baxay shirka ay ku yeesheen Cadaado.
Waxaa uu sheegay wasiirka in leysku...
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres.
Labada mas’uuul ayaa ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya, howlaha UN-ka uu ka wado iyo sidii loo xoojin lahaa.
Sidoo kale waxaa laga wada hadlay wada shaqeynta hey’adaha QM...
Wasiirka wasaaradda duulista hawadda dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu shaqeyn doono habeen iyo maalin taasoo uu ku tilmaamay in ay tahay hormar weyn oo ay sameysan dowladda.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu noqday mid caalami...
Taliyaha ciidamada gobalka Mudug ee maamulka gobolleedka Galmudug Xassan Faarax Kaarshe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Puntland ay weeraro toos ah ay ku soo qaadeen shacab sida uu hadalka u dhigay xoolo dhaqato oo ku nool bariga gobolka Mudug.
Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada weerar...
Labo ruux ayaa ku dhimatay tiro ka badan 20 ruux kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii uu rogmaday gaari xamuul ah oo waday shaqaale ka tirsan xoogsatada ka howlgala garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Gaariga ayaa la sheegay in uu ku rogday inta u dhaxeysa Isgooyska Nabiisbuundo iyo Xaafadda Maana-Boolyo...
Labo ruux ayaa ku dhimatay tiro ka badan 20 ruux kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii uu rogmaday gaari xamuul ah oo waday shaqaale ka tirsan xoogsatada ka howlgala garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Gaariga ayaa la sheegay in uu ku rogday inta u dhaxeysa Isgooyska Nabiisbuundo iyo Xaafadda Maana-Boolyo...
Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi.
Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay inay ahayd dhoolatus ay wasaaradda difaaca Maraykanku ku muujinaysay ilaa heerka ay gaarsiisan tahay awoodda Maraykanka iyo go’aamada uu qaadan karo madaxweyne Trump.
Pentagonka ayaa sheegay in talaabadan ay ahayd...
Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay doon lagu soo qariyay hub sharci darro ah ,taasi oo ku sugnayd meel aan wax badan ka fogayn xeebaha Puntland.
Hubka saarnaa doontan ayaa isugu jiray qoryaha dhashiikaha ,AK7 –ka , Qoryaha BKM-ka rasaas iyo qaybo kamid ah hubka noocyadiisa fudud,waxaana laga...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista Arrimaha dastuurka dalka, kaasoo lagu wado in dhowaan loo soo bandhigo dadweynaha.
Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan...

















