Tuesday, September 1, 2026
Shiinaha, ayaa sheegtay Sabtida maanta in ay xaddidi doonto batroolka ay u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM ay ku soo rogeen Kuuriyada Waqooyi, taas oo la xiriirtay horumarinta gantaalada Nukliyerka ee Kuuriyada Waqooyi. Wasaaradda ganacsiga Shiinaha war ay soo saartay oo lagu...
Ra’iisal wasaaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada New York ayaa kulan gaar ah halkaa kula qaatay wasiirka arimaha dibeda Imaaraadka Carabta Sheikh Cabdullahi Bin Zaayid Al-Nahayaan. Labada mas’uul ayaa kulankooda uga wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal, arrimaha xiisada Khaliijka iyo go’aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay. Dhinaca...
Dibadbaxan oo ay ka qeybgalleen mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Cadaado ayaa lagu taageeray go’aankii madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu ka qaatay qalalaasaha wadamada Carabta. Dibadbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlad gobolleedka Galmudug ayaa dadki ka soo qeybgallay waxaa ay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyaad ka oo kala jeeda maamulada Putland iyo Galmudug uu ka soconayo deegaanno dhaca bariga gobolka Mudug. Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyaad xoolo dhaqato u badan waxaana dhawaqa rasaasta ay is weydaarsanayaan labada...
                        Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaataysSaraakiisha UN-ka ee Xafiiska Magaalada Beledweyne, Waxaana kala hadlay xoojinta wax ka qabashada baahiyaha ka jira Hirshabelle iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarinta iyo dib u dhisa Hirshabelle. Ugu horeyn saraakiisha uu kulanka...
Wakiilka howlgalka midowgga Africa ee AMISOM Francisco Caetano Madeira ayaa ka hadlay dagaalka dowladda federaalka ay kula jirto ururka Al-shabaab iyo halka ay marayaan howlgalada ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM. Madeira ayaa marka hore waxa uu sheegay in uu socdo qorshe ku aadan sidii loo kordhin lahaa dagaalka Al-shabaab lagula...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maalintii shalay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Hiiraan ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaanka Far Libaax Jamaal Isxaaq Cabdulle oo la hadalay warbaahinta ayaa sheegay in saakay xaaladu ay dagan tahay, islamarkaana ciidamada dowladda ay iska caabiyeen dagaalyahannada...
Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta hortagaan fadhiga mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii ay dhawaan dalbadeen xildhibaannada. Wasiirada ayaa xildhibaanada u akhrin doono hindise sharciyeedyo la doonayo inay ansixiyaan marka ay dood ka yeeshaan kadib. Wasiirada maanta hortagayo xildhibaanada golaha shacabka ayaa kala ah wasiirka caafimadka,...
Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa qudbad taariikhi ah ka soo jeediyay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Hassan Ali Khayre. Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in dhanbal Salaan ah uu ka sido Madaxweynaha iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo dhanka kale faahfaahin ka bixiyay isbadalka ay Soomaaliya gashay iyo halka ay ka timid,...
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in uu khubadisii ugu horeysay ka hor jeediyo shirka gollaha guud ee Qaramada Midoobey ee magaalada New York. Ra’iisal wasaaraha ayaa la filayaa in khudbadiisa uu diirada ku saaro xaaladda Soomaaliya, dhinacyada Ammaanka,siyaasadda , Dhaqaalaha iyo arrimaha...