Monday, August 31, 2026
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug oo xildhibaanno ku shiray Cadaado sheegeen in xilka laga qaaday ayaa tallaabadaas ku tilmaamay waxba kama jiraan, waxaana uu beeniyay in ay jireen xildhibaanno ku shiray Cadaado. ‘’Xildhibaanno halkan ku shiray oo xilka iga qaaday ma jiraan, waxaan rabaa in aan kuu sheego xildhibaanno aan ka...
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka Soomaaliland in uu barakacin ku haya dadka Oromada ee ku dhax nool kaddib qalalaasihii ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka Hawadaay. Wasiirka warfaafinta dowladda Itoobiya Negeri Lencho ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka qeyb qaateen barakicinta lagu haayo...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay safiirka Ingariiska ee Soomaaliya David William Concar. Kulanka madaxweyne Waare iyo safiirka ayaa qeyb ka ah kulamo uu madaxweynaha Hirshabeelle saacadihii ugu danbeeyay la qaatay xubno ka tirsan beesha caalamka oo ay ka wada hadleen...
Nin Falastiini ah oo weerar soo qaaday ayaa maanta xabado ku furay halka la galo deegaan Yahuuda ay ka sameysteen duleedka magaalda Jerusalem, halkaasi oo uu ku dilay saddex nin oo Yahuud ah, isaga oo darran u dhaawacay qof kale Afraad. Afhayeen u hadashay booliska Luba Samri ayaa sheegtay in...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wareegta uu soo saaray ku mamnuucay in la qabto shirarka iyo kulamada siyaasadeed ee aan fasaxa loo heysan sida uu hadalka ku dhigay maamulka. Wareegtada ayaa sidoo kale lagu faray laamaha amniga in ay ka hortagaan kulamada iyo shirarka wax u...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Boqortooyada Saudi Arabia. Wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa ka warbixiyey oo ka warbixiyay safarka madaxweynaha ayaa sheegay in uu daba soco safarradii hore ee...
Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hadal dhawaan sheegay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa. Agaasimaha wasaarada duulista hawada Soomaaliland Cumar Cabdullaahi Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hadalka ka yeeray madaxweynaha...
 Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen ka bixitaanka ciidamada Kenya ee degaanka Tarako oo ka tirsan gobolka Gedo. Col Guhaad Maxamed Cumar oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ee degmada Baardheere ayaa sheegay in aysan garan karin ilaa hadda sababta ka...
 Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in ay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug lagu amray in aysan ka bixi karin madaxtooyada maamulka ee degmada Cadaado. Guddoomiye Casir sheegay in ciidamo ku sugan madaxtooyada Galmudug u sheegeen in aysan ka bixi karin Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka madaxtooyada Galmudug,...
War ka soo baxay Xukuumadda Washington ayaa lagu sheegay in Dowlada Mareykanka aysan duulaan ku ahayn xukumadda Pyongyang ee Kuuriyada Waqooyi. Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanaka ayaa sheegay in Mareykanku uusan iclaaminin dagaal ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi,kadib markii ay cirka isku shareertay xisadaha dhanka diblomaasiyadeed iyo hanjabaadda Kuuriyada...