Monday, August 31, 2026
Xukuumada Washington ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay ka qaadayso cunoqabatayn dhaqaale oo ay ku soo rogtay dalka Sudan sanadkii 1997dii. Dowladda Mareykanka ayaa tallaabadan ku tilmaamtay in ay ka dhalatay kaddib markii ay dowlada Sudan qaaday tallaabooyin ay wax uga qabanayso dhibaatooyinka iyo colaadaha ka jira qeybo...
Gollaha wasiirada ayaa shirkoodii ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay xilka uga qaadeen xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin oo loo yaqaano Siraaji. Kulanka khamiislaha ee Golaha Wasiirada oo goor dhaw soo dhamaaday ayaa waxaa xilka looga qaaday xisaabiyaha guud, waxaana lagu magacaabay xisaabiye guud oo cusub. Xisaabiyaha guud...
 Ciidamada Ciraq ayaa magaalada Hawija iyo xaafadaha ku hareereysan ka qabsaday kooxda Daacish, inkasta oo weli dagaalo kooban ay ka socdaan bariga iyo waqooyiga magaalada, sida ay sheegeen milatariga. Kadib qabsashada Hawija, kooxda Daacish ayaa waxa ay iminka uga hartay dalka Ciraq kaliya xaafadaha ku teedsan xuduudda dalka Syria ee...
 Lix dal oo reer Yurub ah iyo Midowga Yurub ayaa kulamo kala duwan la yeeshay saddexda gudoomiye ee saddexda xisbi iyo xukuumadda, kuwaas oo kala hadlayey arrimaha doorashooyinka dhowaan ka dhici doonno Somaliland. Shirkan ay la yeesheen saddexda xisbi waxa uu ka dhacay Hoteel Ambassador ee magaaladda Hargeysa, halka ay...
Sideed dumar ah oo ka soo wada jeeda hal qoys ayaa lagu toogtay gurigooda oo ku yaala dalka Koonfur Africa sida ay sheegeen booliiska, iyadoo dhinaca kalana kooxda weerarka geystay dab qabsiiyeen guriga. Lix ka mid ah dadka la dilay ayeey da’doodu u dhaxeysay Sadex sano ilaa 18 sano jir,...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Micheal Keating oo ah Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay arrimaha Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid gaar ah socdayna mudo saacad ah ayaa dhinacyadan waxa ay kaga wada hadleen arrimo fara badan oo la xiriira xaalada iyo hormarinta...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa xalay kulan la qaatay dhigiisa dalkaas Cumar Xasan Al-Bashiir. Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Suudaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa. Sidoo kale wasiirada iyo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya oo taageeray madaxweyne maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka HirShabelle, ayaa ka qeyb-galay kulanka lagu taageeraayay madaxweynaha cusub ee HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare oo lagu qabtay magaalada Nairobi. Jaaliyadda reer HirShabelle ee ku nool Nairobi ayaa soo qaban qaabisay...
                      Baarayaal u dhashay dalka Australia oo ku hawlanaa sidii loo heli lahaa raq iyo ruuxba diyaaradii MH370 ee Malesia laga lahaa ee la waayay sanadkii 2014-kii ayaa war kasoo saaray baaritaankooda. Duulimaadkan oo u kala gooshayay magaalooyinka Beijin ee shiinaha iyo Kuala Lumbur ee Malesia, islamarkaasna ay saarnaayeen 239 rakaab...
              Kooxda Daacish ee fadhigeedu  yahay Bariga dhexe isla markaana ku dhuumalaysanaysa qaybo kamid ah buuraha Gobolka Bari ayaa sheegatay dil toogasho ah oo xalay ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Weerarkan oo  lagu dilay qof shacab ah ayaa  sidoo kale waxaa lagu dhaawacay taliye ku xigeenkii Saldhiga Boosliska...