Monday, August 31, 2026
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyaga oo ku jeeda dalka Sudan. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socda ayaa u duulay magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan, waxaana la sheegay in madaxweynuhu casuumad rasmi ah helay dhigiisa...
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya oo madaxweynaha Soomaaliya saxeexay inuu dhaqangallo. asiirka Isgaadhsiinta iyo Boostadda Mustafe Faarax Abraar ayaa sheegay in xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya aanu khuseyn Somaliland,isla markaana xeer u gaar ah Somaliland oo isgaadhsiintu uu jiro oo hadda lagu shaqeeyo. “Xeerkaasi ay Xamar saxeexay wax inoo yaala...
  Maamulka gobolka Bakool ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan Qaadka laga mamnuucay in laga dejiyo degmada ee xarunta u ah gobolka Bakool. Maxamed Cabdi Maxamed Tool guddoomiyaha gobolka Bakool ayaa sheegay in wax Qaad ah la keeni karin magaalada Xudur ilaa amar dambe. Waxaa uu sheegay in sababta ay sidan u...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan ansixiyay sharciga Isgaarsiinta oo ay soo diyaarisay wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Canshuur ayaa faah faahino dheeraad ah ka bixiyay Sharciga Isgaarsiintan iyo muhiimada uu leeyahay. Wasiirka ayaa sheegay in sharcigan uu muhiim u yahay...
 Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamada sare ee sharciga ka dhigtay xil ka qaadistii dhawaan qaar ka mid ah xildhibaannada ku sameeyeen. Waxaa uu sheegay madaxweyne Xaaf in Galmudug aysan waligeed yeelan Maxkamad, qoraalka Maxkamadana uu yahay mid aan waxba ka...
Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala aragti duwan go’aankii maxkamadda sare ay ku ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii madaxweynaha Galmudug, ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka in ay yihiin kuwo sharci ah. Duraan Jaamac oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug lana hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu sax ahaa go’aanka...
Koox looga shakisan yahay in ay yihiin maleeshiyo ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidammada Hindiya ku leeyihiin deegaanka Srinagar oo ka tirsan qaybta ay Hindiya maamusho ee gobolka Kashmir, sida ay saraakiishu sheegeen. Saddex askari oo kuwa xadka ilaaliya ah ayaa ku dhaawacmay weerarkaas, kaas oo billawday 4:00 saacadda...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay weerarkii shalay oo Isniin aheyd ka dhacay magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka. Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo ku qornaa Luqada English-ka ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu...
Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa cod dheer ku sheegtay in ay dhimayso 30% cuntadii ay siin jirtey qaxootiga ku jira xeryaha ku yaalla dalka Kenya, kuwaasi oo aad u fara badan. Saraakiil u hadashay WFP ayaa ujeedada ay Hay’adda cuntada hoos ugu dhigtay waxaa ay ku...
                    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahad celiyey taageerada joogtada ah ee dib u dhiska dalka gaar ahaan deeq dhan $50 Milyan oo dollar oo dhawaan ay soo gaarsiisay Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa yiri “Waxaan si kal iyo laab ah uga mahadcelineynaa Boqortooyada Sacuudiga...