Sunday, April 19, 2026
                        Maamulka Gobolka Benaadir iyo wasarada dhalinyarada iyo sportiga dowlada soomaliya oo iskashanaya  ayaa Waxa ay usameyen   cayaartooyda   munaasabad soo dhaweyn ah  iyo sidoo kale abaal marin 10,000 oo dollar oo maamulka ugu talagalay ciyaartoydaasi sidoo kale waxaa munaasabadaan kusugnaa Ra'isul Wasaara kuxigeenka dalka wasiiro iyo xildhibaano katirsan dowlada soomaaliya,...
                      Dableey hubeysan xaruunta ICRC ee magaalada Muqdisho ka af-duubtay gabar u shaqeysa hay’adda ICRC “Waxaan aad uga walwalayaa nabadgalyada Gabartaan u dhalatay dalka Jarmalka” ayuu yiri Daniel O’Malley oo ah ku-xigeenka madaxa qaybta ICRC ee dalka Soomaaliya. "Waxay ahayd kalkaaliye caafimaad oo maalin waliba u soo taagneyda in ay hurmariso caafimaadka...
                                      Kooxo hubeeysan oo aan heytooda la aqoon ayaa magaalada Muqdisho ku dilay gabar u shaqeyn jirtay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ehelladeeda iyo Booliska. Mid kamid ah qaraabada gabadha la dilay oo lagu magacaabo Maryan C/laahi ayaa sheegtay in gabadha la toogtay xilli ay ku...
                          Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay  Dalka Koonfur Afrika ka dib markii sida la sheegay ay Koox burcada ah weerar ku qaadeen goob ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah oo ku taala deegaanka Zonkizizwe oo qiyaastii 35 km ka xigta dhinaca Koonfur magaalada Johannesburg. Kooxda Burcadda ah  ee dilka...
                                              Wafdigan ka socda wasaaradda ganacsiga Soomaaliya, kuwa dowlad goboleedyada iyo rugaha ganacsi ee dalka ayaa dalka Turkiga uga qeybgali doona shir dalkaasi ku dhex mari doona ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa Turkiga, kaa oo diiradda lagu saari doono sidii la isaga kaashan lahaa dhinacyada ganacsiga iyo sidii ay ganacsatada dalkaasi...
                        Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowlada Federalka Soomaaliya, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah uga shaqeeynayaan qabanqaabada Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka. Guddiyadan sedexda Dhinac ah ayaa waxaa dhawaan loo xilsaaray Diyaarinta iyo qabanqaabada Shir-weynaha...
                    Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Dowlada Imaaraadka Carabta ay Umadda Soomaaliyeed u fududeeyso arrimo badan sida dal ku galka Dalkaasi iyo degenaanshaha, Hadalka ayaa lagu shaaciyay war saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland. War saxaafadeedka ayaa looga mahadceliyay Dowlada Imaaraadka Carabta tallaabooyinkan, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen khilaaf...
                      Ciidamada Booliska ayaa sheegay in ku raad-joogaan islamarkaana ay gacanta kusoo dhigi doonaan Waqti dhaw ilaa  3 Ruux oo la sheegay in ay qoraan dhalinyaradda, kuwaasi oo la tilmaamay in ay ku sugan yihiin Gobolka Xeebta ah ee Kenya waxayna intaasi ku dareen in ay ka raadinaya Deegaanada Kilifi...
                        Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in kaalin muuqata ay ka qaadan doonto fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka tirsan gobollada dalka, kuwaa oo ay ku baaba’een dalagyo ay beerteen beeraleey Soomaaliyeed islamarkaana sababay barakac. Raysul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in xukuumaddu ay ugu...
                    Shirkan oo ay ka qeybgali doonaan dalalka midowga Yurub iyo kuwa daneeya arimaha Soomaaliya ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladaha dhinacyada ammaanka iyo dhismaha ciidanka qaranka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa shirkaasi la tagi doonta qorshaheeda dhismaha ciidamada iyo la dagaalanka kooxaha dowladda kasoo horjeeda. Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay safiirka Soomaaliya...