Madaxweyaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada.
Kulanka ayaa waxaa joogay Guddoonka Labada Aqal, Ra’iisal Wasaare Kheyre, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxda Dowlad Gobolleedyada.
Shirkan ayaa Ujeedkiisu ahaa in ay isku bartaan Guddiyada Arrimaha Dastuurka ee heer...
Hay`adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Right Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay fulisay weerarro cusub oo dhanka Internetka ah, kaas oo loogu kuurgalayo cambaareynta dowladda uga timaadda dibadda.
Ololahan weerarka fayraska ee dowladda, ayaa lagu beegsanayaa dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha iyo...
Xili lagu waddo in madaxweyne Mareykanka Donald Trump uu ka hadlo go’aankiisa ku aadan in safaarada Mareykanka ee Israil loo raro Qudus, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya digniinno arrintaa ku saabsan oo loo dirayo madaxweynaha.
Afhayeenka aqalka cad ayaa sheegtay in madaxweyne Trump uu aad ugu adkaa fikirkiisa arrintaan...
Iyadoo aad moodo in dagaalka Yemen uu yeeshay waji kale kaddib dikii madaxweynihii hore ee dalka Cali Cabdalla Saalax ayaa wiil uu dhalay oo lagu magcaabo Axmed Cali Cabdalle waxaa uu sheegay in uu ka Aargoosan doono Xuutiyiinta dilay Aabihii iyo dowladda Iiran intaba.
Waxaa uu sheegay in uu horkici...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyey Taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee dawladda Mareykanku ay la garab taagan tahay Soomaaliya, kaddib heshiis horumarineed oo ay kala saxiixdeen Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kacayaa lacag dhan $ 300 Milyan oo Dollar.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay heshiiskan in uu...
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu soo gabagabeeyay shirka madasha iskaashiga Soomaaliya, kaa oo ay ka qeybgaleen, madaxda dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo xubno ka socday beesha Caalamka.
Hadaba halkan hoose ka daawo qodobada kasoo baxay shirkaasi oo uu warbaahinta u aqriyay wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan...
Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo xaaskiisa oo muddaba ku maqnaa qurbaha ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay si uu uga qaybgallo munaasibada xil wareejinta ee madaxweynaha cusub ee Somaliland.
Hogaanka xisbiga KULMIYE, iyo wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ku soo dhoweeyey madaarka Hargeysa, waxaanay...
Waxaa maalintii labaad ka socoanaya magaalada Muqdisho shirweynaha “Somali Partnership Forum”, waxaana shirka wajigiisa labaad ee maanta diirada lagu saarayaaa, Arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bani’aadanimada iyo qodobo kale.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay horumaradii ay gaartay dowladdiisa lixdii bilood ee la soo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Talaado ah xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday afar nin oo eedeynayaal ah, kuwaasoo Maxkamadda ku soo eedeysay inay Shabaab u qaabilsanaayeen qaraxyada Muqdisho.
Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu...
Dadka reer Muqdisho ayaa ku jahweerarsan isku socodka magaalada, iyadoo maalintii labaad aan la ogoleyn dhaqdhaqaaqa dadka iyo gadiidka caasimada.
Gaar ahaan waddada ugu mashquulka badan magaalada ee Maka Al-Mukarama ayaa gabi ahaanba xiran, waxaad arkeysaa dadka oo lugeynaya si ay u gaaraan goobahooda shaqo iyo waxbarasho.
Maalintii shalay waxaa magaalada...

















