Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka go’antahay dhismaha ciidan qaran oo tiro iyo tayo ahaanba ku filan in ay amniga kala wareegaan ciidamada nabad Ilaalinta Africa ee Soomaaliya AMISOM.
Shirkan oo lagu wado in...
Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho markii ugu horeysay Shahaado Aqoonsi ah ku guddoonsiiyay ilaa 8 Xisbi siyaasadeed.
Xisbiyadan la siiyey Shahaadooyinkan ayaa la sheegay in ay soo buuxiyeen shuruudihii loogaga baahnaa in loo Aqoonsado xisbi siyaasadeed.
Waxaa ka qeybgalay munaasabada guddoomiyaha gollaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan...
Wasiirka Dhalinyarrada iyo Cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo xalay khudbad ka jeedineysay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka xukuumadda ayaa sheegtay in ay jiraan shaqsiyaad diyaarinaya mooshin ka dhan ah madaxweynaha.
“Waxaa maalmahan socda wax yaabo cusub oo ka duwan wixii horay loo arki jiray, beeni raad ma leh,...
Waxaa wali ka soconaya magaaalada caasimadda ah ee Sanca ee dalka Yamen, dagaalo u dhaxeeeya kooxaha falaagada Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdalla Saalax.
Dagaaladan cusub ayaa waxaa ku dhintay Tobanaan qof boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen sidda ay laga soo xigtay saraakiisha dalka Yemen.
Iska hor...
Al-Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ku soo bandhigay Labo Askari oo sidda ay sheegeen ka tirsanaa ciidamada maamulka Jubbaland.
Saraakiisha Al-shabaab ayaa sheegay in ay ka soo baxeen Labada Askari ciidamada maamulka Jubbaland.
Raggan la soo bandhigay ayaa sheegay in ay ka soo goosteen maamulka Jubbaland, iyaga oo...
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa deegaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool ayaa markii ugu horeysay booqday saldhigyo ciidan oo ku yaala magaalada Baydhabo.
Mukhtaar Rooboow oo kol hore isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa maalmo ka hor si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo maanta gaaray magaalada Muqdisho halkaa oo uga qeybgali doono shir looga hadlayo amniga qaranka oo dhawaan ka furmi doona Muqdisho.
Madaxweynaha oo ay safarka ku wehlinayeen xubno ka tirsan goleyaasha wasiirada iyo baarlamanka ee Jubbaland ayaa soo dhaweyn loogu...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo todobaadkii hore xilka loo magacaabay ayaa ka hadlay qorshayaashii ugu horeeyay ee uu ku howl galayo.
Wareysi uu siiyay Warbaahinta dowladda ayuu sheegay in howsha ugu horeysay oo uu qaban doono ay noqon doonto dib u dhiska ciidamada,...
Kulan looga hadlayay howlgalka Midowgga Africa AMISOM ayaa shalay ka dhacay Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray howlaha iyo taageerida AMISOM iyo Ciidanka Soomaaliya.
Shirkan oo ahaa kii 25aad oo ay yeeshaan Guddiga qaabilsan howlgalka AMISOM ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha...
Warar soo baxay ayaa sheegaya in Michael Flynn oo horey u ahaan jirey la taliyiha arrimaha Amniga ee madaxweyne Donald Trump in uu qirtay in uu been u sheegay hay’adda Sirdoonka dalkaasi Maraykanka ee FBI.
Mr Flynn ayaa lagu qasbay in uu shaqada isaga tago kaddib markii lagu eedeyeey in...

















