Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika, oo ka dhacay magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Madax ka tirsan Qaaradda Afrika.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ganacsiga ee ka jira qaaradda Afrika, maalgashiga iyo sidii loo xoojin lahaa...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya ayaa lumisay lacag ka badan 1.7 milyan oo dollar, ka dib musuq maasuq ka dhashay kabo loo iibinayay booliska dalkaasi, sida lagu ogaaday baaritaan rasmi ah oo la sameeyay.
Warbixin uu soo saaray hanta-dhowrka guud ee Kenya, Edward Ouko, ayaa lagu sheegay in qaar badan...
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la mahdin oo ka dhex billaabata Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.
Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga...
Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in diyaarad siday ku dhawaad 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalka Mareykanka in diyaaradii siday ay cilad ku timid.
Dadkaan ayaa heysan Sharciga lagu jooggo dalka Mareykanka, waxaana dhawaan laga soo qabtay qaar ka mid ah gobolada dalka Mareykanka.
Diyaaradda siday dadkaan ayaa ka...
Haweenaydii ugu horeysay ee fanka Soomaaliyeed meel fakaare ah ka heesta Marxuumad Shamis Abokor Ismaaciil ee loo yaqaan Guduudo Carwo ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa ,islamarkaana Aas Qaran loogu sameeyey.
Guduudo Carwo ayaa ahayd gabadhii ugu horeysay ee af soomaali ku heesta qiyaastii 1950-aadkii, wakhtigaasi oo soomaalidda dhexdeedda fanku...
Wasiirka Wasaarada Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa ka qayb-galaya shirka shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL ) oo looga hadlayay la dagaalanka ka ganacsiga dadka iyo tahriibka.
Shirka ayaa ka dhacay magaalada Doxa ee caasimada dalka Qatar 6-dii iyo 7-dii bisha December, waxaana ka soo qayb galay wufuud...
Dowladda Britain ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha Soomaaliya.
Munaasabad lagu qabtay Markab kuwa dagaalka ah oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee dowlada Talyaniga oo ku sugan xeebaha dalka Djibouti ay dowladda Britain kula wareegtay xilkaasi
Hoggaanka Ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha dalkeena...
Dhaleeceyn Caalami ayaa loo joojiyay Go’aanka Trump ee caasimada Israa’iil uu ugu aqoonsaday magaalada Quddus, waxaana tallaabadan uu qaaday madaxweynaha Mareykanka siweyn uga galgishay in badan oo ka mid ah dunida Muslimka.
War qoraal ah oo ka soo baxay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay in ku dhawaaqista u sameeyay...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in diyaarado duqeyn ka geysteen Tuulo dhinaca Koofureed ka xigta Magaalada Muqdisho waxaana duqeyntan lala beegsaday saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen halkaas.
Duqeyn ay geysteen diyaarado aan la Aqoon halka laga leeyahay ayaan la aqoon khasaaraha ka dhashay.
Ilaa iyo hadda ma jirto...
Maxkamad ku taalla dalka Canada ayaa dambi afduub ah ku heshay inuu geystay Cali Cumar Adeer oo ah 40 sano jir Soomaali ah oo 9 sano waqti haatan laga joogo la sheegay inuu ka qeyb qaatay fal afduub ah oo Muqdisho loogu geysto Amanda Linhod oo ah gabar u...

















