SHirkii Madasha WadaTashiga oo Soo Gaban gaboobey War murtiyeedna Laga Soo Saarey(DAAWO)

0
529

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu soo gabagabeeyay shirka madasha iskaashiga Soomaaliya, kaa oo ay ka qeybgaleen, madaxda dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo xubno ka socday beesha Caalamka.

Hadaba halkan hoose ka daawo qodobada kasoo baxay shirkaasi oo uu warbaahinta u aqriyay wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Shirka jaraa’id) 

wars0m2011@gmail.com