Friday, June 12, 2026
Labo arday ayaa caawa ku dhimatay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud saddex kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay walxo qarxa oo ay garaaceen. Sida uu Warbaahinta u Sheegay Guddoomiyaha deegaanka Xeraale, Bashiir Daahir Yuusuf ardayda dhimatay iyo kuwa dhaawacmay ay ahaayeen dugsiiley, waxayna gudaha dugsigii ay dhiganayeen ee Qur’aanka...
Xarakada alshabaab ayaa guulo ka sheegtey dagaal maanta ka dhacey duleedka garbahaarey xarunta gobolka gedo,waxaana la sheegayaa dagaalka oo markii hore ku bilawdey rasaas yar yar uu markii danbe usu bedeley mid weyn kadib markii labada dhinacba ay gurmadyo soo kala gaareen. Shekh cabdulcasiis abu muscab oo warbaahinta la hadlayey...
Maryam Khaasim Axmed wasiirka hormurinta adeegga bulshada oo ay wehliyaan safiirka jamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya iyo madax ka tirsan waaxda waxbarashada ee wasaaradda horumarinta adeegga bulshda ayaa maanta dhagax dhigtay dugsiyada 21 October iyo dugsiga sare ee howlwadaag oo ka mid ah ilaa iyo shan dugsi oo ay...
Waxaa caawa fiidnimadii hore lagu diley agagaarka isbitaal banaadir sarkaal ka tirsanaa ciidanka nabadsugidda qaranka kaas oo magaciisa lagu soo gaabiyey Cawil. Sarkaalkan ayaa kooxo bistoolado ku hubeysan ugu galeen farmashi uu ku dhex jirey,iyagoo isla markiiba goobta isaga baxsadey,waxaana goobta soo gaarey ciidamo dawlada ka tirsan iyadoo la qabtey...
12-ka Abril oo ay ku beegan tahay maalintii la asaasey ciidankii Qaranka Soomaaliya oo ay ka soo wareegtey asaaskoodi 53 sano ayaa si weyn looga xusey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Iyadoona Uu Xuska 12-ka Abril ka dhacay Xarunta Wasaaraddii gaashaandhiga Soomaaliya. Sareeye Guute Daahir Aadan Cilmi Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo munaasabadda ugu...
Cumar Xamaami oo loo yaqaanno Abuu Mansuur Al Amriki kana mid ah raga ugu cadcad Horjoogayaasha ajaanibta ah ee ka barbar dagaalama kooxda Al-Shabaab ayaa fariin uu soo dhigay Bogiisa Twitterka waxa uu ku sheegay in weerar lagu soo qaaday xalay uu dhaawac soo gaaray. Al Amriki ayaa fariintiisa ku...
Mohamed Alessa, 23, iyo Carlos Almonte, 27 oo 15-kii Bishii April lagu Xukumay Xukuno sanado ah ,ka dib markii lagu eedeeyay Weerarkii ka dhacay Magaalada Boston ee dalka Mareynkanka ayaa haatan Xukuumada Washitong waxay carab ku dhufatay in Ragaan ay ahayeen kuwo xariir la leh Al-shabaab oo la mideysan...
Waxaa saaka degan xaalada guud ee magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ay ka dhaceen dagaalo u dhexeeya kooxo kala taabacsan Axmed Madoobe iyo Iftiin Xasan Baasto oo ka mid ah madaxweynayaasha faraha badan ee Jubba-land. Barakac xoogan ayaa laga dareemayaa xaafadihii uu...
Taliyaha ciidamada badada ee taabacsan Midowga Yurub ee howgalka ka dhanka ah burcad badeda Somalia u joga xeebaha wadanka Somalia Jorge Novo Palma ayaa dalbaday in laga caawiyo dagaalka lagu soo afjarayo dhibatada koxda burcad badeda Somalia ay kawadaan badweynta India iyo gobo ka baxsan waxana uu muujiyay in...
C/raxmaan Sheekh Max'uud Faroole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu ka hadlay dagaaladii ka kala dhacay Magaalooyinka Gaalkacyo Iyo Kismaayo. Dr.Faroole oo manata dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe, ayaa wuxuu sheegay inay ka xun yihiin dagaaladii uu dhiigga badani ku daatay ee ka dhacay Magaalada Kismaayo wuxuuna sheegay inaanu dagaal laheyn wax faa'iido ah. Sidoo Kale Wuxuu ku baaqay...