Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir ayaa sheegay inay jiraan dadaallo la doonayo in dalkiisa rabshado iyo qalalaase looga abuuro isla markaasna ay jiraan isku dayayo ah in lagu tallaabsado dhaqdhaqaaqyo lamid ah kuwi gu'gii carabta. Madaxweynaha ayaa hadalka ka sheegay xilli uu ku sugnaa magaalada caasimadda ah ee Al Qaahira...
Magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto doorashada mid ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo uu ka geeriyooday xildhibaan lagu magacaabi jiray Khaliif Sheekh C/laahi Dheere . Guddiga qaban qaabada doorashada ayaa warbaahinta u sheegay in maanta loo balansan yahay in...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa faah faahin ka bixiyay dilal siyaabo kala duwan uga dhacay magaalada Muqdisho. Gudoomiye ku xigeenka oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ku dileen Taalada  Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere  ruux bistoolad ku...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gudaha xabsiga dhexe ee Xamar lagu dhaawacay Nin u dhashay dalka Britain Anthony Thomas kaa oo dhawaan dowladda ku qabtay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho isaga oo sitay walxo qarax sameeya. Maxbuuskan ajnabiga ah oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay amartay in xabsiga lagu sii hayo...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan wadatsshi ah kula qaatay xarunta madaxtooyada Puntland madaxda dowlad gobolleedyada. Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni  ayaa ku martiqaaday madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad gobolleedyada kulan quraac ah oo dhinaca kale la sheegay in lagu lafaguray arrimaha siyaasada dalka gaar ahaan...
Xoogagga Ururka Al-shabaab ayaa warbaaihnta u soo bandhigay mid ka mid ah gaadiidka quluf ee dagaalka oo sida ay sheegeen kala wareegeen ciidamada xoogga dalka. Saraakiisha Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in gaariga ay kula wareegeen dagaal ay la galleen sida ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed gobolka Shabeellaha Hoose, Sawirro...
Inta la xaqiijinayo hal qof ayaa ku dhintay Qarax xalay ka dhacay ilinka hore Shaleemo ku taala magaalada Nairobi sida laga soo xigtay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliiska Kenya. Qaraxan xalay ayaa imanaya xili Safaaradda Mareykanka ee Nairobi digniin ay soo saartay uga digtay baahida loo qabo in ay yareeyaan...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabada calleemo saarka hoggaanka cusub cusub ee Puntland, ayaa ballanqaaday wada shaqeyn buuxda iyo uu xoojinayo xiriirka dowladda dhexe kala dhaxeeya dowlad gobolleedyada. Munaasabada oo aheyd mid leysku arkay oo ay ku kulmeen siyaasiyiin iska soo wada horjeeda, ayuu...
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garoowe madaxweynaha Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni, guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ,mas'uuliyiin ka tirsan golayaasha xukuumadda Puntland iyo dadweyne. Madaxweynaha waxaa kaga soo horreeyay magaalada Garoowe, wasiirro ka tirsan...
https://youtu.be/j4BcmhPqQ2E Xildhibaan Feysal Xasan oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Gobolka Ontario  lagana soo doorto xaafadda York South—Weston ee magaalada Toronto  ayaa Soomaalida ku nool gobolka uga digay sharciga cusub ee ku saabsan wadista gawaarida oo dhaqan galay bilowgii bishan Jan. 2019. Sharcigaan ayaa watta ganaax xoogan oo sababi kara in...