Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Shir deg deg ah oo ay yeesheen hay’addaha Amniga dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu mamnuucay dhaqdhaqaaqa magaalada Jigjiga wixii ka danbeeya 10:00 Habeenim. Saraakiisha Amniga ayaa sheegay in wixii xiligaa ka danbeeya aan la ogoleyn in ay socdaan dadka iyo waliba gaadiidka si loo adkeeyo Ammaanka Nabadgaliyadda Magaalada Jigjiga. Cabdullaahi Maxamed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo dhaweyntii wanaagsanayd ee ay u fidiyeen isaga iyo wufuudii Soomaaliyeed ee ka qeyb galay caleema-saarka Madaxda cusub ee Puntland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in is ogolaanshaha...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabiley qunsulka cusub ee Itoobiya u fadhin doona Garoowe, Jen. Mabratu Waldo Aragay. Jen. Mabratu ayaa qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe ka beddelaya qunsulkii hore Asmalaash oo muddo 13 sanno hayey xafiiska. Madaxweynaha cusub ee Puntland ,...
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa goor dhaw ka dhacay tallaada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho . Qaraxan dhacay ayaa si weyn looga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay laga arkayaa uuro iyo qiiq madow oo ka baxaya. Qaraxa...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ciidamada dowladda Soomaaliya awood u leeyihiin difaaca dalkooda. isaga oo ka hadlayay howlgalka AMISOM iyo  suurtagalnimada in ay ka bixin karaan xiligan dalka Soomaaliya ayuu sheegay in dadaal dheeraad ah la galiyay sidii loo dhisi lahaa ciidamada...
  Saacadihii ugu danbeeyay waxaa siweyn u qabsaday baraha ay bulshadu ku wada xiriirto hadal uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ka jeediyay shirweyne ay lahaayeen hay’addaha Garsoorka dalkiisa, isaga oo sheegay in Soomaaliya ka mid tahay dalal badan oo caalamka ka tirsan oo aan laheyn dowlad maamusha. Madaxweynaha ayaa u...
Saraakiisha dowladda Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xarigga dhalinyaro sida ay sheegeen loo qorayay ka mid noqoshada Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya. Saraakiisha Booliiska ayaa sheegay in dhalinyaradda la qabtay ay isugu jiraan rag iyo dumar, islamarkaana ay ku howlanaayeen abaabul ay doonaayeen in...
  Madaxweynaha  Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda dowlad-gobolleedyada dalka ee Garoowe kaga qaybgalay xafladdii caleema-saarka. Casha sharfata uu sameeyey Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa kasoo qayb galay mas'uuliyiin ka tirsan Goleyaasha  dowladda Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka u ambabaxay magaalada Nairobi, kaddib martiqaad rasmi ah uu ka helay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa la filayaa inuu la kulmo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyagoo ka wada hadli doona xiriirka labada dal, iskaashiga dhaqaalaha iyo  Amniga. Labada dal ayaa...
Kenya ayaa ku boorrisay Qaramada Midoobay in ay maal-galiso howlgalka la-dagaallanka Al-Shabaab ee Soomaaliya, taasoo xoojineysa ciidamada Soomaalida iyo kuwa Kenya ay helaan awood dheeraad ah oo ay kaga adkaan karaan AL-shabaab. Xog-hayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya Ababu Namwamba ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xakameeyo khidmooyinka...