Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo goor dhow ka soo ambabaxay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ku sii jeedda Garoowe. Shariif Sheekh Axmed, oo hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran iyo wafdi weheliya ayaa u tagaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka qaybgalka munaasabadda caleemo-saarka madaxweynaha cusub iyo...
Dowladda Itoobiya ayaa waddooyinka waa weyn ee caasimadda Addis Ababa ka mamnuuceysa in qaxootiga Suuriyaanka ay ku dawarsadaan ,iyadoo la diyaariyay ciidan dhaqan geliya qorshahaa, sida laga soo xigtay madaxa qaxootiga dalka Itoobiya, Yemane Gebremeskel. Illaa lix boqol oo Suuriyaan ah ayaa soo galay dalka Itoobiya intii u dhexeysay bishii...
Madaxweynaha dalka Marekanka ,Donald Trump ayaa saxiixay heshiis oggaalanaya in dib loo furo shaqadii dowladda Marekanka oo muddo hakad ku jirtay. Heshiiskan oo uu saxiixay Trump , habeenimadii xalay waa mid kumeel-gaar ah  kaa oo oggaalanaya in muddo saddex toddobaad ah dib loo furo howlihii shaqo ee dowladda,waxaana tallaabadan ay...
Inta la xaqiijinayo ilaa Sideed askari ayaa geeriyootay kadib markii maanta barqadii miino dhulka lagu aasay ay la qaraxaday gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Jubaland. Gaari ay  la socdeen ciidamadan oo marayay inta u dhaxaysa  magaalooyinka Afmadow iyo Dhoobleey ee gobbolka Jubada Hoose, ayaa lagu waramayaa in lagu...
Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in ay sii xoojinayaan weerarrada duqeymaha ah ee ka dhanka ah Al-shabaab. Laakiin dhinaca kale taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in ka hadalka khasaaraha duqeymaha ay ka geystaan Soomaaliya u daayeen dowladda Soomaaliya oo ay tahay in ay warbaahinta la wadaagto...
Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la gaartay Laba Garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, taas oo Af-jaraysa colaad iyo gadood Hubeysan oo Bilooyin ka taagnaa qaybo ka mid ah dalkaas, sida ay baahisay Wakaaladda wararka Ethiopia ee ENA. Jabhadahan oo kala ah, Oromo Democratic Party (ODP) iyo Liberation Front...
  Hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo ay ka socoto qaban qaabadda xaflad lagu caleemo-saarayo madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa. Madaxweynayaasha Jubbaland, Koonfurgalbeed iyo Hirshabeelle ayaa dhammaantood gaaray Garoowe,iyagoo kala hoggaaminaya wafdi isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno. Waxaa si gaar gaar ah ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...
Waxaa soo baxaya ifafaalo ah in horumar laga sameeyey wadaahadalladii Maraykanka iyo Taalibana ku dhexmarayey waddanka Qadar, taasoo keentay in dadka qaar ay u arkaan in degaanansho siyaasadeed laga gaari karo colaadda 17-ka sano socota ee Afghanistan. Wadahadallada ayaa furmay Isniintii, waxayna dhexmarayeen koox uu hoggaamiyo ergayga Maraykanka Zalmay Khalilzad...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo is daba joog ah oo saacadihii ugu danbeeyay diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay ka kala dhaceen degmooyinka Jilib iyo Buurhakab oo ka kala tirsan gobollada Jubbada...
Dabkan oo burburay qeybo ka mid ah suuqa ugu weyn degmada Wadajir ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in la damiyo sida ay warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiinta degmada iyo saraakiisha ciidamada. Saraakiisha ayaa sheegay in markii uu dabku kacay gurmad deg deg ah ka heleen kooxaha gurmadka, gaar ahaan shirkadda Hormuud. Lama...