Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Sida ay sheegayaan goobjoogeyaal ka ag dhawaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa Sheegaya in Dhaliyaro Ku Hubeysan Bistoolado ay caawa fiidkii degmada boondheere ee magaalada muqdisho ku dileen mid ka mid ah gudoomiye laameed ka tirsan degmadaasi Taasi Oo Dumar Aheyd Iyagoona ay goobta ka baxsadeen kooxii dilka iyo...
Dilka ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Hotelka Shamow ee Suuqa Bakaaraha, kadib markii labada nin  ganacsatada oo watay Bistoolado ay murmeen, kadibna mid ka mid ah la dilay. Labada nin ayaa la sheegay mid ka mid ah in lacag lagu lahaa, muranka dilka ahna uu sidaasi ku saabsanaa. Saraakiil ka tirsan...
Waraka inaga soo gaaraya isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka Dowladda uu halkaasi ku dilay Wiil Mooto Bajaajle ahaa. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen kahor inta aanu falka dhicin inay wada murmeen askariga iyo marxuumka la toogtay, intaasi kadibna ay xigtay rasaas uu riday...
Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa labada dal ee soomaaliya iyo kenya ayaa meel xun gaartay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku "xaraashtay" ceelal shidaal oo ku yaal xuduud badeedka lagu mursan yahay. Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay 7-dii Febraayo lagu soo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender. Ra’iisul Wasaaraha iyo safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Ben Fender ayaa ka wada hadlay xiriiirka qotada dheer ee labada dal iyo habka...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya Sida ay baahisay Madaxtooyada Soomaaliya ajandaha wada hadalladan ayaa ku koobnaa xal u helista mugdiga diblomaasiyadeed ee labada dal. Madaxdan ayaa ku heshiiyey in dib loo soo celiyo, lana xoojiyo xiriirka iyo...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababba kadib martiqaad uu ka hadlay ra’iisal wasaaraha Itoobiya. Madaxweynaha ayaa wada hadallo la yeelanaya isla maantaba Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy...
Muno Kuri oo aheyd 36 jir Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaala magaalada San Diego ee dalka Mareykanka sida laga soo xigtay ciidamada booliiska. Waxaa la sheegay in haweeneydan la weysanaa tan iyo sabtidii, waxaana gurigeeda markii ay tageen xubno ehelkeeda ka...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa saxiixay Habraaca Iibka iyo Qandaraasyada Dawladda Hoose ee Xamar iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in habraacani uu hagi doono Iibka iyo Qandaraasyada Dawladda Hoose, isagoo nidaaminaya hab-raaca bixinta qandaraasyada alaabta, dhismayaasha, adeegyada iyo qodobo...
Afhayeen u hadlay Ciidanka Militeriga Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal kooban oo maalintii shalay ka dhacay Sool iyo bariga gobolka Sanaag. Afhayeenka Ciidanka Militariga Somaliland Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere), ayaa ka warbixiyey dagaalo goos goos ah oo ka kala dhacay Sool iyo Sanaag, waxaanu sheegay...