Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday magaalada Dubai. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaan aad uga naxay geerida Wasiirka Arrimaha...
Dibadbax ballaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Diridhabe, banaanbaxan ayaa waxaa isugu soo baxay dadka Oromada ah ee deggan qaybo kamid ah magaalada Diridhabe. Haddaba banaanbaxan ayay Oromadu isugu soo baxeen waddooyinka waawayn ee magaalada, iyagoo wata boodhadh ay ku qoran yihiin qoraallo ay ku muujinayeen cabashadooda iyo...
Wararka ka imaanaya magaalada Mooyaale ayaa sheegaya in shir dib u heshiisiin ah uu ka furmay magaalada, shirkaas ayaa waxaa lagu heshiisiinayay Soomaalida iyo Oromada. Haddaba shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb galay odayaal dhaqameedyada ka kala yimid degaamada Soomaalida iyo Oromada, waxaa sidoo kale shirkan kasoo qayb galay wasiiro heer...
Boliiska Degmada, Ngombeni, ayaa Jimcaha Maanta ah weerar ku qaaday Guri ku yaalla degaanka , Kwale, halkaas oo ay tababar ku qaadan jireen xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Guriga ay baaritaanka ku sameeyeen Boliiska Kenya ayaa waxaa laga helay , waxyaabaha qarxa, Tuutaha Ciidamada, Mindiyo, Aaladaha lagu Feertamo, Sanaaddiiq ay...
Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in Wasiirkii Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada Dubai, sida uu xaqiijiyay agaasimaha guud ee wasaarradda Maxamed Abuukar Zubeyr. “Waxaa hadda isbitaal ku yaala Dubai ku geeriyooday Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxman Xoosh...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamul gobolleedka Jubbaland. Maalintii shalay waxaa magaalada Kismaayo gaaray wafdi hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha iyo qaar ka mid ah ciidamada ilaalada khaaska ah...
Magaalada Kismaayo ee caasimada kumeel gaarka maamulka Jubaland waxaa maanta gaaray wufuud ka socota dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu jira Xildhibaano,agaasimayaal iyo saraakiil ciidan. Markii ay ka dageen Kismaayo waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland,xildhibaano iyo dadyow kale. Inkastoo aan si dhab...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka ee sagaalaad oo lagu qabtay Xarunta D/Hoose ee Muqdisho, si maamulka Gobolka Banaadir ugu darsardo wixii talo iyo tusaale ah. Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegaay in maamulka Gobolka Banaadir uu ahmiyad gaar...
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa barqanimadii maanta ku qarxay inta u dhexeysa tiyaatarka qaranka iyo maqaayad lagu magacaabo Dalsan. Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa la sheegayaa in uu ka agdhawaa barkantarool ay ciidamada amaanku kawadeen howlgalo baaritaano ah. Ilaa iyo hada inta la xaqiijiyay 7 ruux ayaa ku...
                      Dowladda Soomaaliya ayaa shalay la wareegtay kaltanka 151aad ee madaxtinimada xilligan ee Jaamacadda Carabta,iyadoo Muddo 6 bilood ah ayay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah haynaysaa guddoominta. Warka ayaa intaas ku daraya in muddada ay Soomaaliya heyso shir guddoonka golaha wasiirada Jaamacadda Carabta la qorsheynayo in shirmadaxeedka golaha Wasiirada...