Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guulleed Khadar ayaa BBC u sheegay in marnaba uusan wada hadal ka furneyn muranka la xiriira Xudduud Baddeedka ee ka dhaxeeya labada dowladdood Soomaaliya iyo Kenya.
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ayaa intaa ku daray in taa macnaheedu aheyn in labada dowladdood Soomaaliya iyo Kenya sidaa...
Socdaalka madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu wado in uu maanta ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa imanaya xili magaalada Asmara Axadii toddobaadkan kulan saddex geesood ah ku yeesheen madaxda dowladdaha Itoobiya, Kenya iyo Eritrea.
Loolanka Siyaasadeed ee xilligaan u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo...
Barasaabka gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa sheegay in boqolkiiba lixdan deegaanada hoos yimaada aanay haysan biyo ku filan, waxaanu hay’adaha gargaarka ka codsaday inay degdeg usoo gaadhsiiyaan biyo.
Barasaabka gobolka Togdheer ayaa hay’adaha gargaarka ku canaantay in aanay wali wax gurmad ah ka samayn,isla markaana ay laba bilood ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saakay booqday Isbitaalka Madiina, si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii habeenkii Khamiista ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada Maka Al-Mukarama.
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaaray Isbitaalka waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr. Maxamed Yuusuf...
Axmed Cumar Sahal oo ah Nin dhalinyaro ah oo degan degmada Cadado ayaa warbaahinta iyo bulshada ku dhaqan degmadaasi uu soo bandhiga Axadii shalay diyaarad yar oo nooca dagaal ah oo uu gacantiisa ku farsameeyay.
Diyaarad oo ah nooc macmal ah ayuu ku xardhay calanka Soomaaliya, waxaana uu sheegay in...
Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa oo bandhigay saddex dhalinyaro ah oo Al-shabaab u qaabilsanaa fulinta dilalka qorsheysan ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley gobolka Banaadir.
Saddexda dhalinyarada oo warbaahinta la hadlay ayaa labo ka mid ah waxaa ay sheegeen in ay u qaabilsanaayeen dilal qorsheysan, halka kan saddexaadna uu ahaa shaqsiga...
Magaalada B/weyne oo Lagu Dilay Sarkaal ka Tirsanaa Booliska Gobolka Hiiraan iyo Cidda Ka Danbeysey.
Rag hubeysan ayaa saakay ku dilay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne sarkaal ka tirsanaa militariga Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Cumar Cabdi Mahad.
Sarkaalkan ayaa ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana uu hadda la shaqeynayay isla ciidamada militariga ku sugan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne.
Xiligan...
Ciidamada Dowlada Kenya ayaa Maalinkii shalay Ahaa si lama filaan ku noqotay mas’uuliyiinta Gobolka Gedo ee Somalia uga baxay magaalada Faafax-dhuun ee Gobolkaas Gedo, oo ay fariisimo muhiim ah ku lahaayeen magaaladaasi.
Kadib Markii Ay Ciidamada Dowlada Kenya Ka Holeesadeen Magaaladaasi Ayaa markiiba Waxaa Soo Gaaray Goobahay Ay Faarujiyeen Dagaalyahano...
Afar ruux oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Tareedishe iyo Weydoow ee duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa miino la dhigay waddad dhinaceeda ayaa waxaa lala beegsaday baabuur uu la socday gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arimaha shaqo la’aanta dhallinyarada iyo haweenka.
Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa inta uu joogo...


















