Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ku dhawaaqista heshiiska xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo ka tarjumaysa dadaallo lagu dejinayo xiisadaha isla markaana lagu xoojinayo nabadda iyo amniga heer gobol iyo heer caalami.
Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu...
Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday imaatinka markabka casriga ah ee qodista shidaalka “Çağrı Bey”, kaas oo durba soo gaaray biyaha Soomaaliya, una taagan tallaabo weyn oo dhanka horumarinta kheyraadka dabiiciga ah ee dalka.
Sida ay sheegtay Wasaaradda, markabka “Çağrı Bey” ayaa lagu wadaa...
Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay kursi ka mid ah Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC), taasoo ah markii ugu horreysay tan iyo markii la aasaasay golahan sanadkii 2003, waxaana tani loo arkaa guul diblomaasiyadeed oo muhiim u ah dalka.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya iyo Midowga...
Maraykanka iyo Iran ayaa gaadhay heshiis xabad-joojin ah oo soconaya laba toddobaad, si loo furo waddo wada-hadal lagu dejinayo xiisadda sii kordhaysay ee u dhexeysa labada dhinac.
Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu hakiyay weerarro militari oo la qorsheeyay, kadib markii Iran oggolaatay inay dib u furto marinka istiraatiijiga ah...
Xiisad siyaasadeed oo hor leh ayaa ka dhalatay doorasho dadban oo maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo, halkaas oo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), uu ku guuleystay kursiga HOP204 ee Golaha Shacabka.
Doorashadan oo dhacday galinkii dambe ee maanta ayaa loo maray hab dadban, iyadoo ergada...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si kulul uga digay in dalkiisu qaadi doono weeraro baaxad leh oo lagu burburinayo kaabeyaasha muhiimka ah ee Iran, haddii aan si buuxda dib loogu furin marin-biyoodka Hormuz ka hor waqtiga kama dambaysta ah oo maanta ah.
Trump ayaa sheegay in ciidamada Maraykanku awood u...
Wakiillo ka socday wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gooni u goosadka ee Abkhazia oo ka tirsan Georgia, intii lagu guda jiray shir dhaqaale oo caalami ah oo lagu qabtay Sokhumi 3–4 Abriil, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee maamulkaas.
Soomaaliya si rasmi...
Warbixin uu daabacay wargeyska The Times ayaa muujinaysa sida xiisadaha Bariga Dhexe, gaar ahaan ku lug lahaanshaha Xuutiyiinta qalalaasaha Badda Cas iyo gobolka, ay mar kale iftiimisay muhiimadda juqraafiyeed ee Somaliland.
Warbixintu waxay sheegaysaa in dagaalyahannada Xuutiyiinta ee ay taageerto Iran ay toddobaadkii hore markii ugu horreysay gantaal ku rideen...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa Isniin maanta gaaray magaalada Baydhabo, isaga oo hoggaaminaya wafdi u xil saaran diyaar-garowga doorashooyinka dadweynaha ee ka dhici doona Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Safarkan ayaa ka dambeeya qorshayaasha Guddiga Doorashooyinka ee ku aaddan hirgelinta doorashooyinka tooska ah ee qof...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Brig. Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu furay waddada muhiimka ah ee isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, taas oo muddo 14 sano ah ay Al-Shabaab xanibtay.
Taliyaha oo cutubyo ka tirsan ciidanka kula hadlayay magaalada Baydhabo ayaa ku bogaadiyay...


















