Doorasho Xalay ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa Waxaa ku soo baxay laba xildhibaan oo ka mid Noqonaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Doorashadaan oo billaabatay 8:00 Fiidnimo ee Xalay ayaa laba kursi oo ka mid ah Aqalka hoose waxaa ku tartamay Haween iyo Rag, iyadoo...
Dowladda Kenya Kenya ayaa digniin ka soo saartay weerar uga yimaada dhinaca xoogagga al-shabaab ee ka dagaallama gudaha dalka Soomaaliya, sidda laga soo xigtay saraakiisha booliiska.
Saraakiisha ayaa sheegay in ay helleen xog la xiriira in Alshabaab qorsheynayaan in ay isku urursadaan deegaanka Jadaheyle oo ku yaala xuduuda Soomaaliya iyo...
Noloshii ayaa si caadi ah kusoo noqotay Magaalada ku taalla galbeedka waddanka Uganda ee Kasese kaddib markii Horraantii todobaadkan at ka dhaceen iska-horimaadyo u dhexeeyay ciidanka Uganda iyo ilaalada qasriga boqortooyo dhaqameedka Rewenzuru.
Wadooyinka Magaalada Kesese, ayaa u muuqata mid ay dib u soo camirmaysa iyadoo gabi ahaan goobihii ganacsiga...
Gudiga doorashooyinka heer dowlad gobolleed ee gobollada W/qooyi Soomaaliland ayaa soo saaray xubnaha xildhibaanada u tartamaya kuraasta aqalka sare ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland.
Musharixiintan ayaa loo qeybiyay gobolada kala duwan ee waqooyiga Soomaaliya, waxaana musharixiinta ka mid ah xubno xilal horey kaga soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya iyo dowlada haatan...
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa qoraal u soo saaray ugu baaqay hay'adda nabad-sugida Qaranka in ay faraha kala baxdo habsami u socodka doorashada dalka.
Warka ka soo baxay xafiiska ra'iisal wasaaraha ayaa loo kala dirray dhamaanba guddiga doorashada dadban, laamaha ammniga, iyo beesha caalamka intaba, waxaana...
Iyadoo maanta taariikhdu ku beegan tahay 30/11/2016 ayaa lagu waddaa in magaalada Muqdisho ka bilaabato doorashada kuraasta aqalka hoose ee beellaha Banaadiriga.
Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal ee Avv. Cumar Dhagey ayaa horay u sheegay in saddex kursi oo ka mid ah kuraasta beellaha Banaadiriga maanta la dooranayo.
Doorashada ayaa lagu...
-Dowladda Shiinaha ayaa dhaqaalle gaaraya $1.2 milyan oo doolar ugu deeqay howlgalka midowga africa AMISOM ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana amaantay doorka ciidammada ee nabada soo celinta.
Dowladda Shiinaha ayaa ciidammada AMISOM ku tilmaamtay in ay u joogaan Soomaaliya siddii ay soo celin lahaayeen ammnigii iyo kala danbeyntii dalka, siddaa...
Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya, ayaa sheegay in kulanka ugu horreeya ee baarlamaanka Cusub ee Federaalka Somalia uu yeelan doono Horraanta bisha December ee soo socota.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban, Avv Cumar Maxamed C/lle , ayaa shir jaraa’id oo uu Magaalada Muqdisho ku qabtay ku sheegay in Haatan ay hayaan...
Saraakiisha booliiska dalka Mareykanka ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii khasaaraha sababay ee shallay ka dhacay Jaamacada Ohio ee dalka Mareykanka.
Saraakiisha ayaa sheegay in qofka weerarka geystay lagu magacaabo Cabdirisaaq Cali Cartan oo 20-sano jir ahaa, waxaana uu ka mid ahaa ardayda wax ka dhiganeysay Jaamacada uu weerarka ka...
Doorashadii Prof DUFLE loo doortey Aqalka sare oo Xaflad lagu soo dhaweynanayo Muqdisho lagu qabtey.
Waxaa shalay Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu soo dhoweynayay Doorashada Senator Prof. Cismaan Maxamud Dufle oo Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ka mid ah oo dhawaan loosoo doortay inuu ka mid noqdo xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka.
Xafladdaan ayaa waxaa abaabulkeeda iska lahaa Mu’asasada Tacliinta Sare ee Banaadir iyo Ardayda dhigta Kulliyadda...


















