Siyaasiga C/qaadir Cali Cumar horeyna wasiirka arrimaha gudaha uga soo noqday dowladdii KMG ee Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in leyska hortaagay doorashada ka socta magaalada Cadaado, kaddib markii isaga iyo ergadiisa loo diiday in ay ka qeyb-gallaan doorashada.
Gaar ahaan C/qaadir Cali Cumar ayaa arintan ku eedeyay in uu...
Maxkamadaynta seddex qof oo ka soo jeeda Kensas loona haysto qorshaynta weerar bambaano oo lalal eegan lahaa Masjid ay Somalida Kensas leedahay ayaa mar kale dib loo dhigay.
Qaadiga Maxkamadda ee Kensas Eric Melgren ayaa sheegay in maxkamddu ay go’aanka kama danbaysta ah ee kiiskan ay gaari doonto 25-ka bisha...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Gambia, Alieu Momar Njie, ayaa Maanta sheegay in madaxweynihii Gambia Yahya Jammeh uu qirtay in looga Guulaystay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday dalkaas.
Alieu Momar, ayaa hadaliisa ku daray in ay ahayd Waxaan la saadaalinay inuu qiran doono Hoggaamiyaha Gambia qirto in looga guulaystay doorashada ka...
Iska-hor-imaad Khasaare dhaliyay, ayaa Maanta ka dhacay dulleedka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool, kaasoo labada dhinac ay Guulo ka kala sheegteen.
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab ayaa qarxay markii Ciidanka Dowladdu Federaalka Somalia ay Weerareen Ciidammo Al-shabaab ka tirsan oo dulleedka Degmada Waajid ah.
Guddoomiyaha Degmada Waajid ee...
Isku-soo-bixii ugu Horreeyay ee uu Qabtay Tan iyo markii uu ku guulaystay Xilka Madaxtinimada Mareykanka, ayuu Mr. Donald Trump kaga dhawaaqay in Janaraalka howlgabka ah ee James Mattis uu noqon doono Xoghayaha cusub ee gaashaandhiga.
Janaraal Mattis oo loo yaqaan ‘Mad Dog’ - ayaa horay uga tirsanaan jiray Ciidanka Dalka...
Dowladda Maraykanka ayaa lix diyaaradood oo nooca Helikobtarka ah ku wareejisay ciidamada difaaca Kenya si kor looga qaado dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab oo ka dagaalanta gudaha wadamada Kenya iyo Somalia.
Xoghayaha difaaca Kenya Raychelle Omamo ayaa lagu wareejiyay diyaaradahan ka dib munsaabad lagu qabtay garoonka ciidamada cirka Kenya...
Dawlad goboleedka Puntland ayaa ku eedeysay dawlada federaalka ah in ay suurta galisay in la dhinac maro heshiiskii madashu horay uga gaadhay arimaha doorashada.
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland C/Xakiim Xaaji Cumar Cameey ayaa warbaahinta u sheegay in la dhinac maray heshiiskaa.
Ayagoo ka hadlaayay shir...
-Khubarada QM u qaabilsan xaquuqul insaanka ayaa shalay sheegay in gumaad qabaail sifeyn ah uu ka socdo dalka Koofur Sudan.
Khubaradaa oo qaarkood ay booqdeen Koofur Sudan dhawaan ayaa sheegay in gumaadkaasi aad uga socdo dalkaa iminka. Waxay sheegeen in gumaadku uu iminka aad waliba uga jiro dhawr qeybood oo dalkaas...
Mukhalasiinta tahriibsha Soomaalida ayaa lug gooyo cusub bilaabay taasoo ay meelo kale ugu sii safrinayaan dhallinyarada Soomaalida ah ee qaxootiga ku ah dalka Yemen.
Dalka Yemen ayaa haatan waxaa ka jira dagaalo u dhexeeya dawlada Yemen iyo xulufada Sacuudigu hor boodayo oo dhinac ah iyo fallaaga Xuutiyiinta ah ee shiicada...
Labo askari oo ka tirsan ciidammada booliiska maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku geeriyootay iska horimaad ka dhacay deegaanka Gabar-Laawe dulleedka Koonfureed ee magaalada Beledweyne.
Ciidammadan ayaa ku gudda jiray howlgal lagu bur burinayay isbaaro koox maleeshiyo ah ay dhingteen halka iska horimaadku ka dhacay, kuwaa oo lacago baad ah kaga...


















