Madaxweynaha Puntland oo sheegay in madaxweyne Biixi, lagula Xisaabtami colaada Laascaanood’

0
662

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  ayaa sheegay in Puntland aysan kujirin dagaalka Laascaanood.

Saciid Deni oo arrinta Laascaanood ka hadlaayay ayaa yiri ‘inkastoo Dastuurka Puntland ay ku qorantahay in Gobolka Sool  uu ka mid yahay Puntland haddana waxa aan ogolnahay in dadkaasi ay Aayahooda ka tashadaan”

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in madaxweyne Biixi, lagula Xisaabtami colaada Laascaanood’

Horay Somaliland ayaa Puntland ugu eedaysay inay ku lug ledahay dagaalka Laascaanood, waxaana ay sheegtay in Ciidamo badan ay kusoo daabushay Magaalada, kuwaasi oo ka barbar dagaalaamaya Xoogagga SSC.