Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed Garaad ayaa soo saaray amar culus oo ku socda shirkadaha duulimaadyada ku taga gobolka Gedo, kaasoo la xariira ineysan diyaaradahooda Muqdisho kasoo qaadi karin dad uu ku sheegay inaan laga rabin gobolka Gedo.
Guddoomiye Buulle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qof...
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa daah-furay tartanka Iibka Qandaraasyada ee keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay hay'adaha amniga ee dalka.
Sida uu wasiirku sheegay, daahfurkan ayaa looga golleeyahay horumarinta hannaanka Iibka Qandaraasyada Dowladda si ay dadweynaha Soomaaliyeed u wada gaarto Qandaraasyada Dowladda.
Dr. Cilmi...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta dib ula wareegay deegaanka Goofgaduud buureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa barqanimadii Maanta si nabdoon kula wareegay gacan ku heynta deegaanka Goofgaduud buureey, kadib...
Midowga musharraxiinta madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa ciidamada midowga Afrika ee ATMIS ugu baaqay in aysan ku milmin arrimaha siyaasada.
Warsaxaafadeed kasoo baxay golahan kaddib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, ayay ciidamada ATAMIS uga digeen wax kaste oo keeni kara qalalaase siyaasadeed.
Waxay sidoo kale baaq u...
Kusimaha Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho danjiraha dalka Ingiriiska Kate Foster.
Danjire Kate Foster ayaa guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya kala hadashay arrimo la xariira taageerada horumarinta Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo shirka dib u heshiisiinta ee uu...
Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay in ka badan 50 dhallinyaro, kuwaas oo ku eedeysan dhac iyo isticmaalka Maandooriyaha, kadib howglallo ciidamada amnigu ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Afhayeenka ciidanka Booliiska, Saddiiq Doodishe ayaa warbaahinta u sheegay in kooxahan lasoo qabtay ay wateen bistoolado iyo baangado...
Afhayeenka Isbaheysiga Xisbiyada Qaran Cali Maxamed Nuux Timajilic oo Warbaahinta maanta la hadlayey ayaa Sheegay in wax aad looga naxo ay Tahey Markii La ogaadey in al shabaab ay Dhameystireen Dhaawicii u Dagaalamayey oo ay Shaley Khalad Dagaal ku Geliyeen,waan Cambaareyneynaa falalka xaasidnimaada iyo jirid go'ynta ah ee ay...
Xadgudubyo ka Dhan ah Xuquuqda Aadanaha ay ku kaceen Al-shabaab oo Dawladda Soomaaliya Cambaareysay.
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay fal ka baxsan xuquuqda aadanaha, oo ay sheegtay inay ku kaceen AlShabaab, kaddib markii Alshabaab ay 100 kamid ah dagaalamayaasheeda oo ku dhaawacmay Aadan Yabaal ay dhameystirtay.
Warsaxaafadeed dowladda Soomaaliya kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Alshabaab ay hal meel ku laayeen dhaawacooda arrintaas oo ay...
Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay dowladda Soomaaliya ilaalinta xuquuqda aadanaha si loo hubiyo in qof kasta, oo ay ku jiraan bulshada taagta daran iyo kuwa la heyb sooco, dadka naafada ah, kuwa gudaha ku barakacay, si ay si buuxda u helaan xuquuqdooda iyo xorriyadooda.
"Waxaan soo dhaweyneynaa sannad-guuradii 75-aad ee...
Hawlgallo Lagu Diley 13 Al-shabaab ah oo Dawladda Soomaaliya ka Warbixisay iyo Meelaha Laga Fuliyey.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo Maanta ka dhacay qeybo ka mid ah deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe.
Jenaraal Odawaa Yuusuf ayaa sheegay in howlgal qorsheysan uu ka dhacay deegaanka Dhabaq libeey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada aadan Yabaal ee gobolka...


















