Monday, August 10, 2026
Guddida Furista iyo Ansixinta Urrurada Siyaasada Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in 9 urrur siyaasadeed ay kasoo gudbeen tartankii madax taabashada kunka qof oo lagu kala saarayay 14 urrur. Urrur siyaasadeedyada kasoo gudbay tartanka madax taabashada kunka qof, oo urrur walba laga rabay in uu ugu yaraan kun qof ka helo...
Guddiga khubarada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya ayaa golaha ammaanka kula taliyey in la ballaariyo shuruudaha liiska cunaqabataynta ee saaran Soomaaliya. Guddiga ayaa warbixintoodii ugu dambaysay oo ku taariikhaysan bilaha September iyo October ku sheegay in tallaabooyinkan ay muhiim u yihiin wax...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo ay ku taageeraysay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku dishay qaar ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab. War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu faahfaahiyay duqeynta oo ahayd codsi ka yimid ciidanka Xoogga Dalka oo...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qarax Ismiidaamin ah oo fiidnimadii Xalay uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha oo ka dhacay afaafka hore ee Xerada tababarada ciidanka xoogga dalka ee Jenaraal Dhaga badan oo ku taala degmada Wadajir ee...
Baarlamaanka Pan-African-ka waxaa loo aas aasay ururka Midowga Afrika (AU) si loo xaqiijiyo in shucuubta Afrika ay si buuxda uga qayb qaataan horumarinta iyo is-dhexgalka dhaqaale ee qaaradda. Baarlamaankii ugu horeeyey ayaa 18/03/2004 lagu daah furay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya xaruntiisuna waa Midrand, Koonfur Afrika. Hadafka ugu dambeeya...
Afeef: qoraalkan haka falcelin adiga oo dhameysan! Shabaab waa urur ka falaagoobey Maxkamadihii uu hoggaaminayay Madaxweyne Sh. Shariif oo markii dambe heshiis ay galeen Maxkmadaha iyo Dowladii TFG ee ku meel gaarka aheyd, laguna soo dhisay dowlad cusub dalka Jabuuti ee Baarlamaankii dalka ee ahaa 275 lagu daray 275 laga...
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyooday, tiro intaas ka badan ayaa ku dhaawacmay weerar ismiidaamin ah oo maqribkii caawa ka dhacay warshadii hore ee Nacnaca ee magaalada Muqdisho. Ururka Alshabaaab oo war soo saaray ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkan, waxayna tilmaameen inay ku dileen ciidamo katirsan kuwa Danab oo uu...
Dalka Kenya oo ka mid ah waddamada geeska Afrika ee ay sida ba'an u saameysay abaarta ayaa diyaarad sidda gargaar ugu deeqay dalka deriska la ah ee Soomaaliya. Deeqdan ayaa waxaa buuq iyo sawaxan ay ka abuurtay baraha bulshada iyadoo in ka badan rubuc ka mid ah dadka u dhashay...
Madaxa guddida xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay  ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii dalka Yemen ee ay dhexdhexaadinaysay Qaramada Midoobay. Iyada oo bilo ka hor uu dhamaaday heshiiskii xabbad joojinta ahaa, kaas oo sababay inay sare u kacaan khasaaraha dadka rayidka ah soo gaadhaya. War qoraal ah oo...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo shalay shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay dagaalkii Cuslaa ee maalin ka hor ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan. Afhayeenka ayaa warbaahinta ka hor sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka...