Tuesday, August 11, 2026
Deegaanka Degmada Sallaxlay ee gobolka Maroodijeex ee Somaliland, ayaa si rasmi ah looga helay ceel shidaal. Kadib baadbis cilmiyaysan oo wasaarada macdanta iyo tamartu ku samaysay dareere madow oo kasoo fatay goob laga qodayay ceel biyood bishii Sebtember ee sannadkii hore, ayaa la ogaaday in uu yahay shidaal rasmi ah. Hadaba,...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya, halkaa oo ay ku soo dhaweysay Wasiirka Gaadiidka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges. Wasiir Fardowsa iyo wafdiga ay hoggaaminayso ayaa muddada ay ku sugan...
Shir ay saakay isugu yimaadeen cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Dhulbahante iyo Fiqishini, shirkaas oo ka dhacay magaalada Laascaanood, ayaa bayaan kasoo baxay lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxaan magaalada Laascaanood iyo gobolka Sool. Labada beelood waxay sheegeen inay isugu imaanayaan shirwayne wadatashi ah oo looga tashanayo masiirka iyo...
Waxaa Jimcihii lasoo dhaafay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Kabtan Jaamac Ofle oo ahaa duuliye taariikhda galay isagoo noqday kabtankii ugu dambeeyay ee duulimaadkii caalamiga ahaa ee Somali Airlines sanadkii 1991-kii. Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Abdusalam Omer oo ay saaxiib dhow ahaayeen kabtanka geeriyooday ayaa bartiisa Twitter-ka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in madaxdii Puntland ee isaga ka horreysay ay ku darsan jireen, taasoo uu sheegay in aysan wax dhib ah lahayn. Hadalkan ayaa kor u qaaday tuhunka ku aadan in madaxweyne Deni uu qorsheynayo inuu sameysto muddo kororsi, taasoo siyaasiyiinta kasoo horjeeda ay ka...
Wefdigan oo kasoo kicitimay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa Si Diiran loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Lascaanood ee Caasimada Gobolka Sool,iyadoo ay soo dhaweeyeen Mayerka magaalada Madaxda Gobolka Saraakiil iyo Dadweyne Ka kala Socdey Qeybaha Bulshada Degmada. Ujeedada Wefdiga ayaa ah Sidii Looga wada Hadli Lahaa Xalna Looga Gaadhi Lahaa...
Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii Al-shabaab ka geysatay hotelka Villa Rays oo ku yaala nawaaxiga Madaxtooyadda Soomaaliya. Raysal wasaaraha oo wareysi gaar ah siiyay Telefashinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in la xiray askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo ay...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim ayaa shaaciyay in Ururka Al-shabaab ay soo codsadeen wadahadal, isagoona xusay in haatan awoodooda kusoo aruurtay beegsiga dadka shacabka ah iyo weeraro gaadma ah. Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go'an tahay fulinta...
Tibor Nagy oo ahaa kaaliyihii hore ee xogeeyaha arrimaha dibada Maraykanka Africa u qaabilsana, ayaa sheegay in qaar kamid taageerayaasha dowlada Soomaaliya ay tamar badan ku bixiyaan burburinta Somaliland. Nagy oo aad ugu olloleeya aqoonsi raadinta Somaliland, ayaa sheegay in uu la yaabo markuu arko qaar kamid ah taageerayaasha Soomaaliya,...
Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta sheegay inay sharciga la tiigsandoonaan xildhibaannada ka maqan fadhiyada golaha. Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa sheegay inuu barlamaanku ka shaqeynayo in aanay isku xaquuq noqon xildhibaannada ilaaliya waqtiga ee soo xaadira fadhiyada iyo kuwa aanan imaanin. “Sidaan haddaan kusii socono, waxaan...