Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaanada Ceel bacad iyo Ruunirgood oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidamada ayaa howlgaladooda ku bartilmaameedsaday fariisimo kooxda Al-shabaab ay ku lahayeen inta u dhaxeysa labadaasi deegaan oo la tilmaamay iney ahayeen Saldhigyo waa weyn.
Gaashaanle Aadan Jeele Cali oo...
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa bandow kusoo rogay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Kadib kulan ay yeesheen saraakiisha amniga ayaa lagu dhawaaqay in habeenkii laga bilaabo lixda maqribnimo illaa waaberiga la joojiyay dhammaan isku socodka iyo dhaqdhaqaaqyada bulshada.
Ciidamada ku sugan gudaha magaalada ayaa lagu amray inay...
Warsaxafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa looga soo horjeestay qorshe mudo kororsi oo uu Xisbiga sheegay in la damacsan yahay in loo sameeyo hay'addaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Qoraalka kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in nasiib...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu la wadaagay dhiggiisa Dalka Kenya dadaallada ku aaddan halganka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay wadaan ee dalka lagaga xoreynayo...
Laba askari oo la sheegay iney ka mid yihiin ciidankii lagu soo tababaray dalka Eretariya ayaa Maanta Wiil ardey ah ku dilay Isgoyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho.
Dilka wiilka ardayga ah ayaa yimid kadib markii labada askari oo saarna Mooto Bajaaj ay fureen rasaas la tilmaamay iney doonayeen askarta...
Beel waynta Garxajis ayaa sheegtay in anay kamid ahayn salaadiinta ay xukuumadu u dirayso Laascaanood, waxayna xukuumada ku eedaysay in ay dhibaatooyin ka gaysatay Laascaanood.
Kadib shir muddo dhowr cisho ah u socday madaxda beesha ayaa laga soo saaray go'aamo dhowra oo ay ugu horayso in beeshu anay qayb ka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa 15 sano xabsi ah ku riday Macalin Tababar oo ka tirsanaa kuliyadda Jaalla Siyaad ee militariga, kaas oo lagu helay inuu la shaqaynayay Alshabaab.
Sarkaalkan oo lagu magacaabo Xidigle Cabdi Casiis Xuseen Nuur Mursal ayaa lagu helay inuu xogta iyo macluumaadka ciidanka u...
Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw nin hubeysnaa ku toogtay xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho.
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay ninka ciidanka ay toogteen inuu ahaa Al-shabaab, islamarkaana uu qorsheynaayay inuu dilo...
Shirkada Dahabshiil ayaa dadkii dhibaatadu ka soo gaartay dhul gariirka ku dhuftay Turkiga iyo qeybo kamid ah Siiriya ugu deeqday lacag dhan laba milyan oo Lira ah oo u dhiganta in ka badan boqol iyo lix kun oo dollarka.
Maamulaha guud ee Dahabshiil Cabdirashiid Dahabshiil oo wareysi siiyay idaacadda VOA,...
Ref/0018/IXS/2023 TR-18/02/20023
Ujeedo: ‘’War Saxaafadeed’’
Shir ay isugu Yimaadeen Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasdda ayaa waxaa looga wada Hadley Xaaladda dalka iyo Arrimaha waqtigan sida ay u socdaan waxaana dood iyo Falanqeyn kadib shirka kazoo baxey Qodobadan:-
Madaxda Axzaabtu...


















