Ref/0018/IXS/2023 TR-18/02/20023
Ujeedo: ‘’War Saxaafadeed’’
Shir ay isugu Yimaadeen Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasdda ayaa waxaa looga wada Hadley Xaaladda dalka iyo Arrimaha waqtigan sida ay u socdaan waxaana dood iyo Falanqeyn kadib shirka kazoo baxey Qodobadan:-
- Madaxda Axzaabtu waxey bogaadinayaan Ciidamada xoogga Dalka iyo Dadka Deegaanada ee Dagaalka kula jira Khawaarijta Al-shabaab,iyagoo Shacabka ugu baaqey in ay Ciidamada Garab istaagaan melena uga soo wada jeestaan ciribtirka Argagixisada Khawaarijta Al-shabaab.
Axzaabtu waxey Cambaareynayaan Dhiigga aan loo baahneyn eek u daadanaya Gobolka SOOL,iyagoo Soo dhaweeyey Mawqifka dawladda federalka ee ku Aadan dagaalkaas Laascaanood.
Xisbiyadu waxey Soo dhaweynayaan Garab taaganyihiina hawsha Gurmadka looga Qeyb qaadanayo Masiibadii dhul-gariirkii ku dhuftey walaalaha Turkiga iyo Syria taas oo ay Ganacsatada iyo shirkadaha waaweyn iyo Qof kasta waxa uu awoodo in uu uga qeyb qaato ugu baaqayaan,Maadaama dalka Turkigu uu abaal aan la illaawi Karin uu nagu leeyahey Duruuf kasta oo aan ku sugannahey hadana waa in aan caddeynaa in aan dal iyo Dad jira nahey.
Ugu danbeyntiina Axzaabtu waxey Xukuumadda iyo Shacbiga Soomaaliyeed u rajeeyeen Guul iyo Horumar insha allaah
Afhayeenka Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya.
Ali Mohamed Nuux ( Tima Jilic) ——————-
Ref/0018/IXS/2023 TR-18/02/20023
Purpose: “Press Release”
At a meeting of the leaders of the coalition of political parties, the situation of the country and the current issues were discussed.
1) The leaders of the parties are praising the forces of the country and the local people who are fighting against the Khawarij Al-Shabaab, calling on the people to stand by the forces and turn their backs on the elimination of the terrorism of the Khawarij Al-Shabaab.
2) The political parties are condemning the unnecessary bloodshed in the SOOL region, welcoming the federal government’s stance on the war in Lasanod.
3) The parties are welcoming and standing by the side of the emergency to participate in the disaster of the earthquake that hit the brothers in Turkey and Syria, which the businessmen and big companies and everyone is able to participate, as the country of Turkey is grateful We can’t forget that he has us in every situation we are in and we have to prove that we are a country and a people.
4) Finally, the parties wished the government and the Somali people success and progress, God willing.
Spokesperson of the Coalition of Somali Political Parties.
Ali Mohamed Noah (Tima Jilic) ——————–













