PROFILE-KA IYO BARNAAMIJ SIYAASADEEDKA MURASHAX MADAXWEYNE EE NUCMAAN SH CUMAR TUURE.
HORDHAC
Barnaamijkani wuxuu ku dhisan yahay aragti siyaasadeed oo ku saleysan Dastuurka Soomaaliya, Shareecada Islaamka, midnimada dalka, nabadda, dib-u-heshiisiinta, dowlad-wanaagga, dimuqraadiyadda, kobcinta dhaqaalaha, shaqo-abuurka dhalinyarada iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Murashaxu wuxuu aaminsan yahay in Soomaaliya leedahay dad, khayraad iyo fursado badan...
Turkiga ayaa dardar gelinaya qorshe uu ku ballaarinayo hawlgallada shirkaddiisa shidaalka ee Turkish Petroleum Corporation (TPAO) ee dibadda, iyadoo Soomaaliya, Ciraaq, Liibiya iyo Cumaan ay noqdeen meelaha ugu muhiimsan ee Ankara ay ku doonayso inay ku kordhiso wax-soo-saarka shidaalka iyo gaaska.
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta kormeertay goobta loo diyaariyey doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado inay ka dhacdo Muqdisho maalinta berri ah.
Sacdiya Yaasiin oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka ayaa kormeerka ku tagtay iyadoo ay...
Qaramada Midoobay ayaa bilowday habraac ganacsi oo lagu xaraashayo qalab iyo agab ay ku leedahay Soomaaliya, iyadoo bogga rasmiga ah ee wax-iibsiga Qaramada Midoobay lagu daabacay ogeysiis ku saabsan “Commercial Sale of UN Items in Somalia”.
Ogeysiiska, oo ay soo saartay UN Secretariat, ayaa tilmaamaya in la raadinayo shirkado ama...
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa in maanta, oo Axad ah, sacaadaha soo socda uu si rasmi ah u shaaciyo natiijada imtixaanka sannad-dugsiyeedka 2025/2026, iyadoo munaasabadda lagu wado inay ka qeyb galaan madaxda iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo maamulka Gobolka Banaadir.
Shaacinta natiijada ayaa la qorsheeyay inay bilaabato...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya, Arnaud Suquet, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xaaladda amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha hubeysan iyo xaaladda guud ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amni ee...
Isku dhac rabshado wata ayaa dhex maray qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida iyo dadka deegaanka ee Koonfur Afrika, iyadoo xiisadaha la xiriira socdaalka iyo ganacsiyada ay leeyihiin ajaanibta ay weli ka taagan yihiin dalka.
Isku dhaca ayaa ka dhacay bannaanka dukaamo ku yaalla dalkaas, waxaana la arkayay ganacsato Soomaali...
Dalalka ciidamada ku biiriya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa walaac ka muujinaya in khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya uu caqabad ku noqon karo qorshaha amni ee dalka, xilli howlgalka uu wajahayo hubanti la’aan ku saabsan mustaqbalkiisa.
Dalalkan oo dhawaan isugu yimid shir degdeg ah oo ka...
Sacuudiga, Turkiga iyo Pakistan ayaa magaalada Makka ku kala saxeexday heshiis difaac oo wadajir ah, kaas oo dhigaya in weerar hubaysan oo lagu qaado mid ka mid ah saddexda dal loo aqoonsan doono weerar lagu qaaday dhammaantood.
Heshiiskan oo loo bixiyay Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Makka, ayaa lagu dhawaaqay...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo matalaya dalka, kuwaas oo ka qeyb geli doona Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka Kariimka ee ka dhacaya Boqortooyada Sacuudiga.
Xafladda sagootinta waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Cabdinaafac Axmed Cabdullaahi, oo kula dardaarmay tartamayaasha...


















