Ururka Kubadda Cagta Yurub (UEFA) ayaa ku dhawaaqay in garsooraha Soomaaliyeed Cumar Aadan Artan loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo ciyaarta UEFA Super Cup 2026, oo dhex mari doonta kooxaha Paris Saint-Germain (PSG) iyo Aston Villa.
Ciyaarta ayaa lagu wadaa inay 12-ka Agoosto ka dhacdo magaalada Salzburg ee dalka Austria, iyadoo ay...
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka Wadatashiga Qaran ee Ganacsiga ka hor Shirka Wasiirrada Ganacsiga ee Wasiirrada Geeska Afrika.
Shirkaan Wadatashigan oo socday mudday saddex maalmood ah ayaa waxa ka qeybgalay hay’adaha dowladda Federaalka, saaxiibbada horumarinta Soomaaliyq oo ay ka mid yihiin Bangiga Adduunka, Midowga Yurub iyo Dowladda Jarmalka,...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, iyadoo booqashadiisa ay ku soo aadayso xilli maamulka Hirshabeelle uu ku jiro diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka qof iyo codka ah ee la qorsheynayo inay dhacaan 20-ka June.
Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inta uu ku sugan yahay...
Taliska Ciidanka Booliiska Dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegay inuu ku raad joogo shaqsiyaad iyo kooxo lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin duubista iyo faafinta muuqaallo laga duubay qaar kamid ah shacabka, kuwaas oo talisku ku sheegay in loo adeegsanayo dano ay wataan cadowga maamulka.
War ka soo baxay...
Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Aadan ayaa seegi doona tartanka Koobka Adduunka ee xagaagan ka dhacaya Mareykanka, kaddib markii loo diiday inuu dalkaas galo, sida ay Isniintii xaqiijisay FIFA.
Sida ay sheegtay Hay’adda Kastamka iyo Ilaalinta Xuduudaha Mareykanka (CBP), Cumar ayaa baaritaan dheeraad ah lagu sameeyay markii uu kasoo degay magaalada...
1. Xiisadda Israa'iil iyo Iiraan
Xiisadda u dhexeysa Israel iyo Iran ayaa weli ah wararka ugu waaweyn dunida. Kadib weerarro isdhaafsi ah oo dhacay maalmihii la soo dhaafay, labada dhinac waxay ku dhawaaqeen hakad ku meel gaar ah oo dagaalka ah. Dowladda Mareykanka ayaa dadaal diblomaasiyadeed ku bixisay dejinta xaaladda,...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Teknolojiyadda ee Jamhuuriyadda Turkiga, Mehmet Fatih Kacır kaa oo diiradda lagu saaray Hindisaha Aagagga Warshadaha ee Soomaaliya iyo fursadaha lagu sii xoojin karo iskaashiga labada dal ee dhinacyada horumarinta...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo qabto kulan ay yeeshaan Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynayaashii hore, si xal siyaasadeed loogu helo khilaafka sii xoogeysanaya ee dalka ka taagan.
Farmaajo ayaa sheegay inuu si rasmi ah ugu martiqaadayo Xasan...
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya aysan faragelin doonin arrimaha gudaha Soomaaliya, iyagoo ku adkeysanaya in waajibaadkoodu uu ku kooban yahay howlaha amniga ee hoos yimaada Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).
Afhayeenka ku-meel-gaarka ah ee warfaafinta Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF), Kornayl Chris Magezi,...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo geeddi-socodka doorashadu uu galay marxalad cusub.
Musharraxiinta ugu horreeya ee si rasmi ah isu diiwaangeliyay waxaa ka mid ah Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo hore u soo...


















