Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay kooxo hubeysan ugu geysteen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo ka mid ahaa nabadoonada ugu caansan magaalada Jowhar.
Marxuumka dhintay ayaa sidoo kale ka mid ahaa howlwadenada shirkadda isgaarsiinta Hormuud xarunteeda magaalada Jowhar, waxaana dilkiisa uu...
In ka badan 18 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka Nabad Sugidsa iyo saaxiibada Caalamka ay ka sameeyeen deegaanka Sabiid ee gobalka Shabeellaha Hoose.
War saaxafadeed dowladda Soomaaliya kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Alshabaab lagu beegsaday gaari nuuca loo yaqaano...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay holwgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaanada ku yaala Koonfurta gobolka Mudug.
Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaal xoogan iyo duqeymo isbarbar socday kadib ay...
Madaxweynaha iyo axsaabta mucaaradka Somaliland, ayaa go'aamiyay in colaada Laascaanood wadahadal lagu dhameeyo, xabad joojinta in la taageero iyo go'aamo kale.
Shir madaxweyne Biixi iyo axsaabta mucaaradku ay ku yeesheen madaxtooyada ayaa lagu go'aamiyay in arrinta Laascaanood si nabada lagu dhammeeyo oo laga fogaado wixii colaadda sii hurin kara.
In saddexda...
Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa laga saaray gobolka Hiiaran, iyagoo dib ugu laabtay dalkooda.
Ciidamadan oo fadhigeedu ahaa saldhiga degmada Jalalaqsi ayaa lagu ammaanay inay qeyb weyn ka qaateen gulufyada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan,...
Isimada dhaqanka gobolka Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, ee ku sugan Laascaanood ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay ka been sheegtay xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday.
Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ku hadlay afka isimada, ayaa xukuumada ku eedeeyay in xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in saaka ciidamada garaadada taabacsani ay soo weerareen ciidankeeda, kadib xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday.
Qoraal lagu baahiyay boga Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa lagu sheegay in kooxo xagjir ahi, ay saaka weerar kusoo qaadeen fadhiisimada ciidanka millateriga ee duleedka Laascaanood.
"Waxaa saaka fadhiisimada Ciidanka Qaranka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ku bilaawday qaraxyo Ismiidaamin ah oo kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ay ku qaaday Saldhig ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.
Kooxda Al-shabaab ayaa weerarka Ismiidaaminta ah u adeegsatay laba baabuur oo laga soo buuxiyay...
Raysal waaaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ku baaqay in wada hadal nabadeed lagu dhameeyo colaadda ka jirta magaalada Laascaanood, halkaas oo uu dagaal ka socda muddo dhowr maalmood ah.
Qoraal uu soo saaray ayuu raysal wasare ku xigeenku ku sheegay in aan wax natiijo ah lagu...
Iyadoo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool uu galay maalintii Shanaad oo xiriir ah ayaa waxaa isa soo tarayo baaqyada kala duwan ee ku aadan joojinta dagaalka Laascaanood.
Hay'adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso iney ka walaacsan tahay xaalada laga...


















