Friday, June 12, 2026
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoona ku tilmaamay in ay tahay talaabo geesinimo leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Wasiirka Amniga Qaran mudane Cabdikarin Xusein Guled inuu ahaa muwaadin si dhab ah ugu adeegayey shacabka Soomaaliyeed “Waa ka aqbalay iscasilaadiisa...
Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Dastuurka dowladda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdi qaardir oo ka hadlay qorshaya dhaqan gelinta dastuurka dalka ayaa sheegay in kaalinta Bulshada Soomaaliyeed ay siin doonaan oo ay ra’yigooda kaga dhiibanayaan Xeerka dalka. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ku nuux nuuxsaday in Shacabka Soomaaliyeed ay Wasaaraddu soo dhaweyn doonto...
Israel iyo Falastiiniyiinta ayaa ku heshiiyay xabad joojin aan muddo loo qaban oo laga dhaqan galinayo Gaza Iyadoona Ay Xabad joojintani u muuqata inay hakad galinayso dagaalka iyo duqayntii socotay 50kii maalmood ee la soo dhaafay Taasi Oo Ka Socotay Halkaasi. Xabad joojinta ayaa dhaqan gashay 7dii fiidnmo ee saacadda...
Ciidamada Midowga Africa oo ay weheliyaan kuwa dowladda Somalia ayaa maanta qabsaday degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka waabarigii ay qaadeen howlgal ciidan. Afhayeenka Ciidamada Amisom Col: Cali Xaamud ayaa sheegay in askari ka tirsan Amisom oo u dhashay dalka Uganda uu ku dhintay howlgal laba kalena...
Wararka deegaanada ay maamusho Maleeshiyada Alshabaab, ayaa sheegaya in Saraakiisha Amniyaadka Kooxda ay xabsiga dhigeen Horjoogayaal ka tirsanaa Alshabaab. Amniyaadka Kooxda ayaa Horjoogayaashani ku xiray Xabsi ku yaala degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, waxaana la tilmaamayaa in Horjoogayaasha la xiray ay Maleeshiyada u qaabilsaneyd dagaalada kadhanka ah Ciidamada...
Weerarka Ayaa lagu qaaday masjid ku yaal magaalada Sanca ee caasimadda Yemen Waxaana Halkaasi Ka Dhalatey Waxyeelo Isugu Jirta Dhimasho Dhaawac Iyo Bur Bur Soo Gaaray Guud Ahaan Dhismaha Masjidka. Qaraxa Uu Fuliyey Ruux Naftii Hore Ah Kaasoo Isku Soo Xeray Walxaha Qarxa Ayaa Waxaa ku dhinteen 5-Ruux Tiro Intaa...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka, ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee Deegaanka Jasiira.waxana tababarka loo sooxeray 20 sargaal. Munaasabadii tababarka loogu soo xiray saraakiishan, ayaa waxaa ka qeybgalay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Maxamed Aadan Axmed, saraakiisha howlgalka Midowga Yurub...
Golaha Baarlamaanka ee dalka Türkiye ayaa ansixiyay heshiis taageero deeq ah oo nooc ahaan ah oo lala galay Somalia, iyadoo mudanayaashu ay muujiyeen sii ballaaranaya iskaashiga dhaqaale, amni iyo horumarineed ee Ankara la leedahay Soomaaliya. Doodihii ka dhacay Baarlamaanka Turkiga intii lagu jiray ansixinta heshiiska ayaa xildhibaanno ka kala socday...
Midowga Yurub ayaa sheegay go'aankii uu shalay barlamaanka Soomaaliya waqtiga labada sano ah ugu kordhiyay madaxweynaha iyo dowladda inuu wiiqayo dadaalada dheer oo ay taageereen midowga Yurub iyo beesha caalamka, si dib loogu dhiso Soomaaliya. Beesha caalamka oo ay ku jirto midowga Yurub waxay si cad bayaankaan ugu sheegeen in...
Wararka ka imaanaya deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi qarax xoogan lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo deegaankaasi ku sugnaa. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso waxaana lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Kenya, waxaana la...