Thursday, April 16, 2026
                    Maamulka degmada Hodon oo uu hogaaminayo gudoomiyaha dagmada Maxamed Axmed Cantoobo ayaa maanta ku wareejiyay Wasaaradda Waxbrashada Hidaha iyo tacliinta sare Xaruntii ay ku laheyd xaafadda taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaaadir. Xarunta Maanta lagu wareejiyay Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa degenaa dad Shacab ah oo...
                    Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan ruuxaani ayaa sheegay in xukuumadda Tahraan ay daba mari doonto Mareeykanka, kalana xaajoon doonto heshiiska Nuclearka dalalka kale ee sixiixayaasha ahaa, isagoo sheegay in ka laabashada Mareeykanka ee heshiiskaasi uu yahay mid aan la aqbali Karin. Hadalka Ruuxaani ayaa yimid kadib markii madaxweynaha Mareeykanka Donald Trump...
                        Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ayagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan taageerada uu ururkaasi siiyo Soomaaliya. Gudiga ayaa ka wareeystay gudoomiyaha baahiyaha gaarka ah ee golaha iyo warbixin guud oo ku saabsan taageerada Midowga Yurub ee Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa...
                  Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka tirsan mudaneyaasha baarlamanka ayaa dalka Turkiga kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud. Xildhibaan Goodax iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa hore uga dhexeeyay Khilaaf, ayadoo xidlhibaanku uu marar badan ka hor yimid siyaasadaha Madaxweynihii hore ee dalka, gaar ahaan xilligii...
                        Aqoon is-weeydaarsiga oo uu fududeeyay urur goboleed IGAD ayaa waxa ka qeybgalaya culumaa’udiin, masuuliyiinta ururrada bulshada rayidka ah ee Jubbaland  iyo aqoonyahanno ka kala yimid gobollada dalka iyo dalalka deriska la ah Soomaaliya, waxaana diiradda lagu saarayay ka hortagga xagjirnimada iyo dhaqan-celinta maleeyshiyaadka kasoo goostay Al-shabaab. Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed...
                      1,000-ka qof ee maxbuus ahaanta loo heystay ayaa la sheegay in ay soo furteen ciidamada militariga dalka Nigeria ayadoo sidoo kale ciidamadu ay howlgalkaasi ku dileen ilaa 50 ka tirsan kooxda Bokoxaraam, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan Militariga dalkaasi. Howlgalka oo bilowday 28-ka April ayaa weli soconaya,...
                        Mudaharaad lagaga soo horjeedo  mudaharaad hore oo lagu taageerayo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa maanta ka dhacay magaalada Wajaale ee dhinaca Itoobiya. Dadkan mudaharaadayey ayaa ku dhowaaqayey dooni mayno dib u curasho, waxaanay uga jeedeen in nidaaamka hadda ka jira dawlad deegaank Soomaalidda Itoobiya aanay raali...
                    Raysul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa isniintii soo gabagabeeyay laba maalmood oo booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Kenya isagoo mudadaasi aqalka madaxtooyada Kenya ee Nairobi kulamo kula qaatay madaxweeynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Kulamadooda ayay diiradda ku saareen xiriirka labada dal ka dhexeeya ee dhinacyada ammaanka,...
                        Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), raysul wasaaraha dalka oo dhawaan isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay safar shaqo ku tageen gobolka Gedo, halkaa oo ay u tageen in ay soo qiimeeyaan saameynta fatahaadihii webiga Jubba ka geystay degmooyinka ka tirsan gobolkaasi iyo sidoo kale in kaalmo deg-deg ah ay...
                  Tartanka kubad-cag-yaraha qaaradda Afrika (African Mini Football Federation) ayaa ka bilowday dalka Liibiya, ayadoo ay ka qeybgalayaa xulal ka socda qaar kamid ah dalalka Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto. Dalka Liibiya ayaa sanadkan marti-geliyay tartanka, ayadoo kooxaha kasoo gudba tartankan ay ka qeybgali doonaan tartanka kubad –cag-yaraha adduunka oo...