Madaxweynaha Jubaland Sheekh Axmed Madoobe oo Kulan la Yeeshey Aqoonyahano kana Hadley Xagjirnimada.

0
647

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Aqoon is-weeydaarsiga oo uu fududeeyay urur goboleed IGAD ayaa waxa ka qeybgalaya culumaa’udiin, masuuliyiinta ururrada bulshada rayidka ah ee Jubbaland  iyo aqoonyahanno ka kala yimid gobollada dalka iyo dalalka deriska la ah Soomaaliya, waxaana diiradda lagu saarayay ka hortagga xagjirnimada iyo dhaqan-celinta maleeyshiyaadka kasoo goostay Al-shabaab.

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in ficilada Argagixisadu ay u baahan yihiin dagaal dheer oo dhab ah isla markaana koox gaar ah ama shaqsiyaad ayna ka guulaysan karin.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ka guul gaaridda falalkaasi ay asal u yihiin bulshada oo la wacyi galiyo iyo abaabul guud oo arintaasi looga hortagayo oo la sameeyo.

warsom2011@gmail.com