Tuesday, April 7, 2020
Iyadoo shalay magaalada Gaalkacyo ay heshiis ku kala sixiixdeen madaxda maamul-goboleedyada Puntland iyo Galmudug, isla markaana ay warbaahinta ka sheegeen inay xal ka gaareen dagaalladii dhacay, shacabkana ugu baaqeen in ay guryahooda ku soo laabtaan, ayaa waxaa goor-dhow ka qarxay dagaal xooggan oo u dhexeeya maamulladii horay ugu dagaallamay...
Ciidamada dalka Cameron ayaa si awood ah kaga soo furtay kooxda Boko Haram ee Nigeria, kaddib howlgal ay ku dileen in ka badan 100-xubnood oo kooxdan Islaamiyiinta ah ka tirsan, sida ay shalay oo Arbaco ahayd shaacisay wasaaradda gaashaandhigga waddanka Cameroon. Howlgalkan oo ka dhacay deegaan ku yaalla waqooyiga Cameroon,...
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay fiidkii cirka laga duqeeyay deegaanka Kuunyo-baroow oo 90-km Koonfur-galbeed kaga beegan degmada degmada Baraawe ee gobolka shabeellaha hoose. Goobjoogayaal ku sugan deegaanka ayaa sheegaya inay maqleen illaa saddex gantaal oo culus, kuwaasoo ku dhacay duleedka deegaanka Kuunya-baroow oo dhinaca waddada...
Magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxa lagu soo gaba-gabeeyay shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta Beeraha Adduunka, shirkaasoo ay soo qaban-qaabisay hay'adda horumarinta wax-soo-saarka beeraha adduunka ee loo yaqaan GFIA ama Global Forum for Innovations in Agriculture. Shirkan waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin iyo hoggaamiyayaal ka socday caalamka,...
Xildhibaan Sadiiq Cabdikariin Maxamed oo ka mid ahaa xildhibaanada baarlamanka federaalka Somalia ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho, iyadoo madaxweynaha Somalia uu ka hadlay geerida xildhibaankan. Marxuumka ayaa la sheegay inuu muddo xanuunsanaa uuna u dhintay maanta xanuunkaas, waxaana geeridiisa u xaqiijiyay saxaafadda mudane Maxamed Cumar oo ah hab-dhowraha...
Wararka maanta laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Puntland ay saxiixday heshiis afar qodob ka kooban oo lagu dhameynayo xiisadaha colaadeed ee tan iyo toddobaadkii hore ka taagnayd magaaladaas. Heshiiskan ayaa lagu saxiixay kulan ka dhacay xarunta maamulka Puntland ee Gaalkacyo, waxaana goobjoog ka ahaa RW Somalia Cumar C/rashiid...
Boqolaal ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM oo sanadihii ugu danbeeyay ku sugnaa qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa ka dhoofay Beledweyne, halka ay soo gaareen magaalada askar kale oo lagu soo badalay ciidanka dib ugu laabtay dalkooda. Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka...
Uganda ayaa sheegtay inay ciidamadeeda ka tirsan howlgalka AMISOM iyo kuwa dowladda Somalia ay Al-shabaab ka qabsadeen deegaanno cusub oo ku dhow degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose. Afhayeenka ciidanka Uganda ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Cap. Flavia Terimulungi ayaa sheegay inay kala wareegeen Al-shabaab deegaan lagu...
Kooxda An-Nusra oo ka dagaalanta dalka Suuriya, isla markaana xiriir la leh Al-Qaacida ayaa sii daysay maanta 16-askari oo dalka Lubnaan u dhashay, taasoo qeyb ka ah heshiis maxaabiista lagu kala wareegsanayo oo ay fududeysay xukuumadda Qatar. Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Lubnaan ayaa warbaahinta wararka wadanka Lubnaan ayaa sheegay inay...
Gudmiha xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed C/nuur Axmed Darmaan Gud/kuxigenka xmjs Cali Maxamed Nuux(timajilic),gudiga fulinta golaha dhexe iyo dhamaan xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed,waxey hambalyo ku aadan munaasabada sanadguurada koowaad ee kasoo wareegtey aas aaska xisbiga Daljir u direen madaxda iyo xubnaha xisbiga Daljir. Munaasabad lagu maamusayey sanadguuradii 1'aad ee aas...