Xildhibaan C/qaadir Sheekh Xanafi oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka FS ee kasoo jeeda gobolka Shabeellada dhexe ayaa soo dhaweeyay wada-hadalladii labadii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Beledweyne uga socday odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan oo inta badan looga wadda hadlayay qorshaha dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.
Xildhibaanka...
Taliyaha Booliiska AMISOM, Anand Pillay oo ay wehlinayeen taliye ku xigeenkiisa, Christine Alalo oo hoggaaminayay saraakiil kala duwan oo ay ku jiraan booliis ayaa booqasho ku tagay Kismaayo 21-kii bishaan December.
Ujeedka safarka ayaa lagu sheegay inuu ahaa sidii kulan ay ula qaadan lahaayeen wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland, Maxamed Warsame...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in Somalia aysan haatan ahayn waddan guul-darreystay, ayna soo kabanayso, kaddib sannado uu colaado kusoo jiray.
Danjire Kay oo u warramayay Wakaaladda Wararka ee AP ayaa xusay in saddexdii sano ee lasoo dhaafay ay Soomaaliya kusoo laabanaysay xasillooni, inkastoo ay...
Madaxda Gobolada, kuwa Muqdisho, iyo wakiilada bulshada caalamka ayaa isku raacsan heshiiska ay ku gaareen iney ku qeybsadaan saamiyada ay ku kala helayaan danaha ay ku hiigsanayaan doorashada 2016ka.
Dhamaantood iskuma khilaafsana in Soomaalida indhosarcaad lagu marsiiyo doorashada 2016ka iyo in wadatashiga uu ku kooban yahay madaxda gobolada iyo kuwa...
Wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta Somalia ayaa ka digtay Xuska munaasabadda ciidda kirismaska ee masiixiga iyo xafladaha kale ee loogu dabaal-dago billowga sanad walba, iyadoo ku amartay hay’adaha amniga dowladda Soomaaliya inay ka hortagto haddii la isku dayo in Muqdisho laga abaabulo xaflad noocaas ah.
Agaasimaha wasaarada Owqaafta iyo arrimaha...
Ururka Taliban ee ka dagaalama dalka Afghanistan ayaa maanta weerar ku qaaday saldhiga booliiska magaalada muhiimka ah ee Sangins, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Afgaanistaan.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya cida gacanta ku haysa maammulka degmada Sangins oo ku taalla gobolka Helmand, iyadoo guddoomiyaha gobolkaas & booliisku...
Hay’adda Amnesty International ayaa ku sheegay warbixin ay kaga hadlaysay xaaladaha dalka Burundi in ciidamada ammaanka dalkaas ay si xeeladeysan u dileen tobaneeyo qof oo shacab ah intii ay socdeen rabshadihii 11-kii bishan ka dhacay magaalada Bujumbura ee xarunta Burundi.
Amnesty ayaa warbixinteeda ku xustay in qaar ka mid ah...
War-saxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska RW dalka Jabuuti, C/qaadir Kaamil Maxamed ayaa looga hadlay rabshidihii ka dhashay shalay xaafadda Balbala ee magaalada Jabuuti.
Qoraalka ayaa lagu xusay in rabshadihii shalay dhacay ay ahaayeen kuwo lagu doonayo in carqalad lagu geliyo ammaanka dalka Jabuuti, iyadoo lagu sheegay war-saxaafadeedka inay soo abaabuleen...
Maamulka ahlu sunna wal jameeca ee gobolada dhexe ayaa bayaan ay soo saareen waxey walaac ka muujiyeen in dhulka soomaaliya uu halis ugu jiro in madhabka shiicada iyo wahaabiyada uu ku soo fido soomaaliya isla markaasna loo baahanyahey in culimada soomaaliyeed ay bulshada wacyi gelintaada u istaagaan.
Bayaankan ay soo...
Wararka ka imaanaya Mandheera, gobalka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegayo in labo ruux lagu dilay, saddex kalana ay dhaawacmeen kaddib markii koox looga shakiyay Al shabaab ay saaka abaaro 7 subaxnimo weerar ku qaadeen Baabuur Bus oo maraayay inta u dhaxeyso deegaannada Kutuloow iyo Ceel-waaq Kenya.
Magaalada Mandheera oo si...

















