Magaalada Hargeysa ayaa waaxa lagu soo bandhigay Buug cusub oo ka hadlaya suugaantii Abwaanka weyn ee Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan Ganey) kaas oo loo bixiyey Bad macaan.
Daah-furka buugga Bad Macaan oo lagu qabtay hotel Maansoor, ayaa waxaa kasoo qayb-galay madaxweyne ku xigeeenka Somailand C/raxmaan Saylici, guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse...
Booliiska dalka Faransiiska ayaa sheegay in laba qof oo lamaane ah ay u xireen bam macmal ah oo lagu qariyay musqusha diyaarad ay leedahay shirkadda Air France oo shalay si deg-deg ah ugu dagtay garoonka Mombasa, baqdin laga qaaday wax bam u eg oo lagu arkay.
Lamaanahaan ayaa la sheegay...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu ballaaran oo uu horkacayo ayaa goor-dhow gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaddib markii ay saakay ka dhoofeen Muqdisho.
Wafdiga madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen; wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, wasiirka dhalilnyarada iyo cayaaraha, xildhibaannada baarlamaanka ee gobolka Hiiraan kasoo...
Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa maanta laga xusay sannad-guuradii 72-aad ee kasoo wareegtay markii la Aas-aasay Ciidanka booliiska Soomaaiyeed, iyadoo dabaal-daggan ay ka qayb-galeen madax ka tirsan maamulka Jubaland.
Dabaal-dagan oo lagu qabtay fagaaraha weyn ee beerta xoriyadda ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay ciidamada booliiska Jubbaland...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay muhiim tahay in la ilaaliyo heshiiskii magaalada Gaalkacyo lagu kala saxiixday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasoo dhex-maray maamulada Puntland iyo Galmudug, kaddib dagaallo dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay bsihii la soo dhaafay magaaladaas.
Gaas ayaa sheegay in...
Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sh. Aadan oo magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ku laabtay ayaa sheegay in aysan marnana aqbali doonin wax cadaalad-darro ah, isagoo sheegay in habka awood-qaybsiga 4.5-ka ay u arkaan inuu yahay nidaam cadaalad ah.
Shariif Xasan oo ka Qayb-galay kulankii Wada-tashiga ahaa ee...
Munaasabad loogu dabaal-dagayay sannad-guuradii 72-aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii ciidanka booliska Somalia ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga Tababarka Booliiska ee Jen. Kaahiye ee Muqdisho.
Xuska ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliya, kuwaasoo salaan-sharaf ka guddoomay cutubyo ka tirsan ciidanka booliiska;...
Warar soo baxay maanta ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay u magacaawday guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar oo horay labo jeer guddoomiye uga soo noqday gobolka.
Mid ka mid ah saraakiisha xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa warsom u sheegay in shir goor-dhaw ka dhacay garoonka diyaaradaha Ugaas...
Munaasabad si weyn loo soo agaasimey oo ay soo diyaariyeen TVga HORN CABLE ayna kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka socotey TVga horn cable,wasiiro,xildhibaano,madaxda xisbiyada siyaasada dalka,ururada bulshada rayidka ah,haween,dhaliyaro iyo saxafiyiinta dalka taas oo lagu xusayey sanadkii afraad ayaa muqdisho ka dhacdey.
Munaasabada oo ay sidoo kale kasoo qeyb galeen...
SHir ay galabta yeesheen xubno ka tirsan Xisbiga midnimadda jamhuuriga soomaaliyeed iyo xubno ka socdey xisbiyo kale ayaa looga doodey Ganacsiga soomaaliya oo lagu sheego in uu yahey mid xor ah balse xaqiiqdu taas ka fogtahey.
Gudoomiye ku xigeenka xisbiga minimadda jamhuuriga soomaaliyeed ahna kusimaha gudoomiyaha xmjs Cali Maxamed Nuux...

















