Tuesday, August 25, 2026
Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Somalia, ayaa maanta Xukunno ku Ridday lix ruux oo lagu soo eedeeyay inay ka dambeeyeen Qaraxyadii bishii lasoo dhaafay ka dhacay Degmada Baydhabo oo Sababay Geerida dad fara badan. Eedeysanayaashan oo toddoba ruux ahaa ayaa Shan ka mid ah lagu xukumay...
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalmihaan ku sugnaa Dalka Maraykanka ayaa xalay kumannaan Soomaali ah kula kulmay Xarunta Shirarka ee Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Kulankan ayaa waxaa ka qayb-galay Bulshada Soomaaliyeed sida; Culummada, odayaasha, Waxgaradka, haweenka iyo Arday, waxaana si weyn loogu soo dhaweynayay ayaa lagu soo dhaweeyay...
Ku dhawaad 25 xisbi siyaasadeed ayaa sameystey dalad ay si wada jir ah ugu shaqeyn doonaan taas oo loo bixiyey ISBAHEYSIGA XISBIYADDA SIYAASADA SOOMAALIYA. Isbaheysigan ayaa waxa uu ka koobanyahey xisbiyo siyaasadeed oo dalka ka jira,waxeyna madaxdoodu iku raaceen in la mideeyo aragtida xisbiyada ee ku wajahan doorashooyinka soo socda...
Shirka Gollaha Wasiirrada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cum ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha Puntalnd ka taagan. Golaha Wasiirrada Puntland ayaa warbixin ka dhagastay Wasiirka Amniga, waxayna intaas kaddib walaac ka muujiyeen, doontii hubka siday ee la qabtay iyo halista ka imaan-karta...
Hadal kasoo baxay Xarunta Ka Hortagga Argagixisonimada ee Kenya ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 900 oo qof ay kunaf waayeen weerarada argagixisada tan iyo bilowgii qarnigaan ee sanadku markuu ahaa  2000. 16kii sano ee lasoo dhaafay ayaa dadkaasi badidood lagu dilay weeraro argagixiso gudaha Kenya. Intaa ayaa waxaa dheer...
Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Muqdisho, ayaa waxaa Maanta Kormeer ku tagay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo u kuur-galay hawlaha ka socda garoonka iyo qaabka loo sugayo Amniga, kaddib markii dhawaan Diyaarad ay lahayd Shirkadda Daallo Airlines oo ka duushay Garoonka uu Qarax ka dhex-dhacay. Wasiirrada kormeeray garoonka...
Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ay jiraan dad ayagu siyaasadeynaya dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee kunool xerooyinka qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma ee dalka Kenya. Dawlada Kenya ayaa eedeysay hayado aan dawli ahayn oo ay sheegtay inay siyaasadeynayaan arinkaa.Waxay khaasatan dawlada Kenya farta ku goday in ay walcinayaan hayadahaasi qaabka...
Waxaa safar ku gaaray Baydhabo saraakiil sare oo ka socda maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayadoo maalin ka hor ay ka bilaabatay Baydhabo maxkamadeynta latuhunsaneyaal loo maleeyay inay ka dambeeyeen qaraxyo dhawaan maqaayado magaaladaa kuyaala ka dhacay oo tobanaan qof ay ku naf waayeen...
Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud Xeyd oo ka Tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa ka Warbixiyay sababihii ay ugu yeeraan dhawaan RW Somalia, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda, ayna wax uga weydiiyeen Arrimo la xiriira ammaanka guud ee dalka. Mudane Siciid Xayd oo u Warramayay VOA-da ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Dowladda Somalia ay...
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa Maanta Hawada u dirtay laba Gantaal oo Balaastiko ah oo Xambaara kara Madaxyada Nuclear-ka, sida laga soo xigtay qaar ka mid ah saraakiisha dalkaas, waxaana tijaabadan ay imaanaysaa xilli lagu soo rogay dhawaan dalkaas cunno-qabteyn. Sarkaal ka tirsan millateriga North Korea ayaa Warbaahinta u sheegay in Gantaalladaan...