Jamhuuriyadda Congo-Brazzaville ayaa waxaa Axadda soo socota lagu wadaa in loo dareero doorashada madaxweynaha cusub ee dalkaas, iyadoo Madaxweynaha dalkaas, Denis Sassou N'guesso uu doonayo inuu mar kale loo doorto xilka madaxweynenimada, isagoo dalkaas xukumayay in ku dhow soddon sanadood.
Ololaha doorashada ayaa waxay ka socdaan dalkaas oo dhan, laakiin...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u Ambabaxay waddanka Kuwait, kaddib markuu ka helay casuumad Amiirka dalkaas, Sheekh Sabah Al-Ahmad al jabber al Sabah.
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, C/raxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax) oo la hadlay saxaafadda ayaa ka warbixiyey ujeedka safarka maaxweynaha, waxaanu yidhi “Aad...
Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado oo ah xarunta maamulkaas ayaa is-beddel ku sameeyay qodob dastuuri ah oo ku saabsan xil-ka-qaadista madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulkaas.
Kulankaan oo ay soo xaadireen 55 xildhibaan, ayaa ka doodeen mooshin ay soo gudbiyeen 24 xildhibaan oo ku saabsan...
Waxaa goor-dhow magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan soo gaaray wafdi uu horkacayo wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xuuumadda Somalia, C/raxmaan Maxamed Xusseen .
Xubnaha wafdiga wasiirka ayaa waxaa ka mid ah, wasiirka bartoolka xukuumada Somalia, Maxamed Mukhtaar Ibraahim iyo xubin ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
Mas'uuliyiinta maamulka...
Wararka laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in haweeney uur leh ay gaajo ugu dhimatay deegaanka Ambareeso oo hoos-timaadda degmadaas una jirta qiyaastii 5-km, qoysas kale oo ku nool tuuladaasna ay qarka u saaran yihiin xaalad noocaan oo kale ah.
Guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka...
Wasiirka Waxbarashada Puntland, Abshir Aw-Yuusuf Ciise ayaa Maanta u dhoofay Jasiirada Seychelles ee Afrika, halkaasoo uu uga qaybgalayo shir looga hadlayo horumarinta wax-barashada dad-ban iyo sida loo horimarin karo xirfad-leyda Caalamka.
Shirka oo socon doona muddo Shan maalmood ah ah ayaa waxaa ka qayb-galaya 13 dal oo daneynaya horumarinta xirfadlayaasha...
Warqad sir ahayd oo si hoose loo helay ayaa la sheegay in ay muujinayso in agaasimaha Bariga Afrika ee shirkadda SOMA OIL & GAS oo Hassan Khayre lagu magacaabo uu xiriir la leeyahay koox argagixiso ah.
Si kastaba ha ahaatee, sida aan kasoo xiganay wargeyska the Independent ee kasoo baxa dalka...
Xukuumadda Kenya oo tan iyo sannadkii 1991-kii ay ku noolaayeen nus-malyuun Qoxooti Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u sheegtay inay doonayso in qoxootigu ku nool xeryahaha Dhadhaab-Kenya ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan dalkeeda.
Isku-duwaha gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Maxamuud Saalax ayaa sheegay in xeryaha Dhadhaab ay lu noolaayeen...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in cunno-qabateynta hubka laga qaado Somalia, waxayna soo dhaweeyeen hormarka amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay Somalia ku tallaabsatay.
Wasiirrada waxay kulankoodii 145-aad isku raacen in la sii wado dadaalada lagu taageerayo Somalia, iyagoo ku baaqay in laga taageero doorashada la filayo...
Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC, ayaa sameystay Baasaboor cusub oo Mideynaya qaar ka mid ah Dalalka Bariga Afrika, kuwaas oo aysan ku jirin Soomaaliya.
Kulan ay toddobaadkii hore uu ku yeeshay ku Ururka EAC Magaalada Arusha ee Tanzania ayay xoogga ku saareen laba qodob oo ay u arkeen inay...

















