Tuesday, August 25, 2026
Ciidammo Somali ah ayaa la sheegay in ay ka Qayb-qaateen hawlgalkii habeen hore laga fuliyay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo khasaarihii ka dhashay ay illaa hadda kasoo baxayaan warar kala duwan. Hawlgalkan oo ay fuliyeen diyaaerado kuwa qummaatiga u kaca ah ayaa waxaa la sheegay inay ciidamadii la...
Kulammo Gooni-gooni ah looga tashanayo dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ayaa ka socda degmada Jowhar oo lagu ballan-san yahay inuu dib uga furmo shirka dhimasha maamulka Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan. Wararka ayaa intaas ku daraya in shirarkan gooni-goonida ah ay leeyihiin Waxgaradka iyo siyaasiyiin ku sugan Jowhar, iyadoo warbaahinta...
Illaa Afar qof oo rayid ah oo laba ka mid ah ay carruur yihiin ayay dhaawacyo kasoo gaareen maadaafiic ay xaafado ku yaalla galbeedka degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Al-shabaab xalay kusoo tuureen. Madaafiicdan ayaa ku dhacay Guryo ay deggenaayeen Dad shacab ah, Waxaana firirkii ka dhashay Madaafiicda ku...
Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa Dacwad ka dhan ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe u gudbiyey Gudiga doorashooyinka Somaliland, taasoo lagu dalbaday inay tallaabo ka qaadaan, kaddib markii la sheegay in erayo amniga khalkhalgalinaya ku yidhi gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Cirro. Qoraal ka soo baxay xisbiga...
Ciidammo Ajnabi ah oo watay laba diyaaradood oo ah kuwa Qummaatiga u kaca ee Helicopters-ka ayaa xalay weeraray saldhig ay Al-shabaab ku leedahay Degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Afhayeen u hadlay Al-shabaab uu sheegay in weerarkaas uu kaga dhintay mid ka mid ah Xoogaggooda. Afhayeenka Hawl-gallada Al-shabaab Sh....
Inta la og-yahay Afar qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen Qaraxyo kala duwan oo saaka ka dhacay Muqdisho, iyadoo ay qaraxan ka warbixiyeen taliska booliiska Gobolka Banaadir. Qarax ka dhacay afaafka hore ee xarunta Gaadiidka Booliiska ee degmada C/casiis ayaa la sheegay inay ku dhinteen...
Madashan oo loo bixiyey dood-qaran ayaa xalay lagu daah-furay gobolka Minnesota ee wadanka Mareykanka, taasoo ay Aas-aaseen Dhallinyaro Soomaaliyeed oo isugu jira Suxufiyiin iyo Xubno kale oo Gobolka Minnasota Saameyn ku leh, waxaana munaasabaddii furitaankeeda kasoo qeybgalay dadweyne aad u fara badan oo ka kooban qeybaha bulshada. Munaasibadda furitaanka ayaa waxay...
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Inj. Faysal Cali Waraabe ayaa sharci daro ku tilmaamay ololaha hoose ee ay xisbiyada kulmiye iyo WADANI ka dhex bilaabaan wakhtiga diiwaangelinta goboladda ka socdaan. Guddoomiyaha UCID, Faysal Waraabe ayaa dhaliilay gudiga doorashooyinka sababta wax uga qaban wayday ololaha hoose ee xisbiyadda kale ka...
Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah sheegtay inay kala shaqeeyeen Dowladda Mareykanka Duqeyntii Sabtidii ay ku weerareen saldhig Al-shabaab ay ku leedahay bartamaha Somalia, kaasoo ay Mareykanku sheegeen inay ku dileen 150 dagaal-yahan oo Al-shabaab ka tirsan. Sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabad-sugidda Somalia ayaa u sheegay...
Xarakada Al-shabaab ayaa qirtay in Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeeyeen saldhig ay ku leeyihiin bartamaha Somalia, balse waxay sheegeen in tirada Mareykanka uu sheegay inay ku dileen ee 150-ka Xubnood ah ay tahay mid la buun-buuniyay. Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Mareykanka ayaa shalay shaacisay inay duqeyn ay ka...