Wednesday, August 26, 2026
Kulankan ayaa waxaa isugu yimid mas'uuliyiin ay ka mid ahayd Wasiirada Horumarinta Ganacsiyada yar-yar ee dalka Koonfur Afrika Lindiwe Zulu, Urrurada ganacsiyada yar-yar ee Koonfur Afrikaan ah iyo ururka horumarinta Ganacsiyada tuulooyinka dalka Koonfur Afrika oo ay ku midoobeen ganacsatada ajaanibta ah oo ay ugu horreyso Soomaalida, ayaa lagu kala...
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo fasax dib uga soo laabanaya ayaa kulan ay shalay ku yeesheen Hoteel Intercontinental ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxay kaga hadleen xaalada guud ee dalka sida; Amniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada. Mudanayaashan oo tiradoodu ka badnayd 40, ayaa waxay kulankooda iskula...
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, Waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday shirar ay lahaayeen dhalinyarada Soomaaliyeed, kaasoo ay uga tashanayeen aayahooda & Siday ku yeelan lahaayeen Dallad ay ku Mideysan yihiin, isla markaana ay ku heli lahaayeen dowrka ay ku leeyihiin siyaasadda dalka. Wakiillo Matalayay Ururrada dhallinyarada ee 18-ka...
Maxkamadda Sare ee Waddanka Uganda ayaa taageertay dib u doorashada Madaxweynaha dalkaas, Yoweri Museveni oo dib loogu doortay Xilkaas, kaddib doorashadii madaxnimo ee ka dhacay Uganda 18-kii Febraayo, 2016-ka. Maxkamadda, ayaa ku gacan-sayrtay codsi kaga yimid Ra’iisul wasaarihii hore ee Uganda, Amama Mbabazi, isla markaana ka mid ahaa Murashaxiintii ka...
Maamul-goboleedka Galmudug ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu Maanta soo saaray, walaac kaga muujiyay kana digtay askareynta carruurta ee Al-shabaab, iyagoo ugu baaqay Beesha Caalamka in Caruurtaas wax lala qabto. Galmudug ayaa xustay in dagaalladii dhawaan ay xoogag ka tirsan Al-shabaab kula galeen deegaanno ka tirsan kuwa Galmudug ay kusoo...
Tartankaan Oroddo oo Caalami ah oo ay ka Qayb-galeen orod-yahanno ka socday dalal badan oo ka tirsan Qaaradaha Afrika, Aasiya iyo Yurub ayaa shalay ka dhacay garoonka Guuleed ee xarunta dalka Jabuuti. Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Cali Xumud, Ra'iisl Wasaaraha Jabuuti, C/qaadir Kaamil Maxamed, wasiirka dhallinyarada...
Taageerayaasha Xisbiga Aqlabiyadda Madaxtooyada Jabuuti ee UMP oo uu hoggaamiyo Musharraxa Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku Muujiyay magaalada Tejoora Taageeradooda xisbiga, iyadoo ay si weyn ugu soo baxeen shacab fara badan oo ka mid ah dadka Degmadaas ku dhaqan, kuwaas oo si kal iyo laab ah ula dhacsan inay...
Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafoow oo maanta la hadlay HOL ayaa Faahfaahin ka bixiyay iska-horimaad Beledweyne ku dhaxmaray ciidanka maamulka iyo rag hubeysan oo uu ku tilmaamay malleeshiyaad. Qalaafoow ayaa xusay in ciidamada maamulka gobolka lagu soo war-galiyay maleeshiyaad sida uu hadalka u dhigay -...
Xildhibaanno ka soo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Sh. Dhexe oo xiriir la soo sameeyay HOL ayaa si adag uga hadlay qorshaha dowladda Somalia ee Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, iyagoo Dhinaca kalana ka digay in la iska hor-keeno bulshada ku wada-dhaqan Gobolka Hiiraan. C/qaadir Sheekh Xanafi oo tirsan...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay Wehlinayeen wafdi ka socda Turkiga oo uu Hogaaminayo Danjiraha Turkiga ee Somalia, masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Soomaaliya iyo Puntland, ayaa maanta kormeeray Garoon cusub oo laga dhisayo Dulleedka Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. RW...