Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cali Xaashi ayaa ka hadlay shir ku saabsan Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Wasiirka ayaa sheegay in kulankani oo ay ka qayb galayaan qaar ka mid ah maamullada Dalka lagu jeex-jexi doono sidii looga faa’iideysan lahaa...
Ciidamada Amniga dalka Masar ayaa xirxiray dhalinyaro Soomaaliyeed oo dhalinyaro Soomaaliyeed, kaddib howlgal ay ka sameeyeen qeybo ka id ah xaafadaha degmada Nasri City oo ah meel si weyn Soomaalida ay u degan yihiin.
Sida ay xaqiijiyeen Jaaliyadda Soomaalida ah ee ku nool magaalada Qaahira ciidamada Amniga oo aad u...
Saraakiil Qaramada Midoobey oo shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kulan la qaatay ku-simaha madaxweynaha Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga, Xassan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay).
Saraakiishan oo ka tirsan Booliska Qaramada Midoobey ayaa muddooyinkan dambe maamulka Koonfur Galbeed kala shaqaynaayay dhinaca ciidamada iyo Arrimaha...
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku leh xarunta ay ku shiraan ee magaladda Muqdisho sida qaar ka mid ah xildhibaannada u sheegeen warbaahinta.
Kulanka maanta ee xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa looga doodi doonaa dhowr Ajande waxaana ugu weyn xeerka dhowridda gobonimada iyo...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Wareysi gaar ah siinayay TV Hon Cable ayaa sheegay in xiligan munaasab ku aheyn wadahadal ay la galaan Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay munaasabadii furitaanka Kalfadhigii 3aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqse u bilaabayaan wada hadaladii...
Ciidamada ilaalada madaxtooyada Soomaaliya ee fariisinka ku leh agagaarka Isgoyska Taalada Sayidka ayaa maanta barqadii rasaas ku furay gaari uu lahaa Hanti-dhowrka guud ee Qaranka Maxamed Cali Afgooye.
Gaariga oo ahaa nooca aysan rasaastu karin ayaa la sheegay in uu isku dayay in uu xoog ku maro halka ciidamada ku...
Masuliyiinta mamulka Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay qaad gaaraya ilaa 25 Jawaan, kaa oo la doonayay in loo gudbiyo degmooyinka gobolka Gedo sida Doolow, Luuq iyo degmooyin kale oo ka tirsna gobolkaasi ayadoo maalintii afaraad ay xiranyihiin dhaqdhaqaaqyadii dadka iyo ganacsiga ee...
Kulan xasaasi ah oo xildhibaannada Golaha Shacabka ku yeesheen magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah ayeey ka soo saareen xeer dhowraya gobannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, iyaga oo dhinaca kalana ka mamnuucay shirkadda DP World in ay ka howlgasho guud ahaanba Soomaaliya.
Xeerkan ka soo baxay baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa...
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa sheegay in uu isaga shaqsiyan amray in lasoo rido diyaarad shacab ah sanadkii 2014-kii, maadaamaa ay wadday bam lagu qarxin lahaa ciyaarihii olimbikada magaalada Sochi ee dalkaasi ka dhacayay.
Filim soconaya muddo 2 saacadood ah oo Putin laga duubay, lana soo dhigay Internetka ayuu ku...
Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada Golaha Shacabka yeeshaan fadhiggoodii ugu horeeyay Kalfadhigga Saddexaad, waxaana lagu waramayaa in kulanka maanta noqonayo mid xasaasi ah oo xildhibaannadu dood adag ka yeelan doonaan heshiiskii Dekedda Berbera.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka...

















